Qorilugud News Media

Gudoomiyaha Xisbiga Waddani Ee Degmada Qorilugud Ayaa Xisbiga Kulmiye Iyo Xukuumada edeeyay

0
Saturday September 09, 2017 - 18:57:53 in Maqaallo by Reporter Burco
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Gudoomiyaha Xisbiga Waddani Ee Degmada Qorilugud Ayaa Xisbiga Kulmiye Iyo Xukuumada edeeyay

    Gudomiyaha xisbiga waddani ee degmada qorilugud Dayr maxamed xiinwaal oo warbaahinta la soo xidhiidhay ayaa ka hadlay gaadhi xisbiga kulmiye ku wareejineyey dawllada hoose ee degmadaasi iyo weliba ceel biyood degmada coodanle lahayd

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Gudomiyaha xisbiga waddani ee degmada qorilugud Dayr maxamed xiinwaal oo warbaahinta la soo xidhiidhay ayaa ka hadlay gaadhi xisbiga kulmiye ku wareejineyey dawllada hoose ee degmadaasi iyo weliba ceel biyood degmada coodanle lahayd

 oo waqtigan xidhan waxna uu ku edeyey xisbiga kulmiye iyo xukuumada in ay ka gaabisay doorkii ay ku lahayd wax u qabashada degmada

sidoo kale waxa uu ka dhawaajiyey in muran xoogani ka taagan yahay gaadhigan xisbiga kulmiye ku wareejinyey degmadaas kaas oo ay isku qabsadeen Cid Ka Masuul Noqon Doonta Gaadhigan Dadka Degmadaasi Waxana Uu Yidhi

" Wafti kasocda xukumada iyo xisbul xaakimka oo uu hugaaminaayo wasiiru dawlaha xananada xoolaha mr c/rashiid riyo raac oo ay weheliyaan hanti dhawraha guud siciid saleebaan mire iyo agaasimaha wasaarada miyaha c/risaaq naakhuude iyo gudoomiyaha xisbiga kulmiye ee gobalka togdheer xasan mataan ayaa noogu yimi dagmadan qorilugud xubnahan oo dhamaantood ka soo jeeda isla deegankan ayaa fadqalale iyo kala faquuq kabilaabay degmada waxay la kala shireen jifooyinkii reeraha waxay taasi keentay inay dad kii isku midka ahaa shaki iyo naxli kalagaliyaan waxay isku dhacyadii halkan ka dhacay sababeen in riigii biyaha coodanle albaabada u xidhmeen waxa isna la xidhay gaadhigii degmadulahayd oo isna hada ka hor lagu keenay hinase kadib markii xisbiga wadani dagmada qorilugud ubalan qaaday gaadhi iskaroga kaasoo ay qaab hinasa u keenan reer kulmiye ayaa hada ku xidhan yahay isteeshinka magaalada " Sidaasi Waxa Yidhi Gudoomiyaha Xisbiga Waddani Ee Degmada Qorilugud


Qorilugud


Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip


Social Media
featured