Qorilugud News Media

Mashruuc Daaran Bara Kicinta Meheradaha Masaakiinta Iyo Duminta Maqsinada Policeka

0
Sunday September 10, 2017 - 23:15:00 in Maqaallo by Mr.Kalshaale Media
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 1
  • Share via Social Media

    Mashruuc Daaran Bara Kicinta Meheradaha Masaakiinta Iyo Duminta Maqsinada Policeka

    Dhiska mool kan oo lagu magaacabay kii ugu weynaa ee laga hargaliyo dalka waxa dhegax dhigay wasiirka wasaarada hawlaha guud iyo guryeyn ta cali mareexaan 26/1/2017 waxana la sheegay inuu noqon doono suuq ganacsi iyadoo laga bara kiciyay in ka badan

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Dhiska mool kan oo lagu magaacabay kii ugu weynaa ee laga hargaliyo dalka waxa dhegax dhigay wasiirka wasaarada hawlaha guud iyo guryeyn ta cali mareexaan 26/1/2017 waxana la sheegay inuu noqon doono suuq ganacsi iyadoo laga bara kiciyay in ka badan 100 meheradood kuwaas oo ay nool maal meeda ka raadin jireen masaakiin danyara

Waxa xusid mudan in meeshani ka mid ahayd boqcadaha fara ku tiriska ah ee ka bad baaday gacanta dilaaliinta xukuumada talada dalka haysa taasoo noqotay xukuumadii ugu iibinta badnayd dhulka danta guud.

Hadaba markii ay soo urureen meelihii danta guud ee lagu tagri falay waxa mashruucani soo galay maqsinadii ciidamada police ka ee saldhigii dhexe waana meeshii loo yaqaanay (guryaha police ka) kuwaas oo hadh iyo habeen heegan u ah ilaalinta nabada qaranka .

Muran kii mashruuca iyo maroor sigii cali:


...............

Bilaw gii mashruuca waxa madaxwey naha qaran ku mandate u siiyay una saxeexay dawlada hoose ee degmada burco taasoo u xil saarin hir galinta mashaariic da noocan ah iyo qurxinta bilicda magaalada .
Iyada oo sida tahay waxa si toosa u soo fara galiyay wasiirka hawlaha guud calimarexan isagoo ku anda cooday inay ka mid tahay hawlihii wasaarada hawlaha guud wuxuuna guda galay dhegax dhiga mashuura waxa la sheegay in qandaraas ka dhiska ay qaadatay shirkada najax taas oo ay dadka qaar sheegaan inay wasiir ka xidhiidh dhow leeyiin
Si kastaba ha ahaata laga bilaabo tan iyo wasiir ku iclaamiyay in hawshan fulinayo waxa bilaab may mudaharaado, iyo macaarad ay muujinayeen ganac satada bulsha caadiga ah iyo qaybo ka mida ciidamada amniga kuwaas oo si toosa cabasho ugu gudbiyay madaxwey naha qaran ka.


Jaamac Yuusuf Sahal


Qorilugud


Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip


Social Media
featured