Qorilugud News Media

Gabadh U Dhalatay Sucuudiga Oo Ka Mid Noqotay Haweenka Dharka Xayeysiiya Oo Eedo Kulul Oo Loo Soo Jeediyay !

0
Wednesday September 13, 2017 - 07:26:34 in Wararka by Reporter Burco
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Gabadh U Dhalatay Sucuudiga Oo Ka Mid Noqotay Haweenka Dharka Xayeysiiya Oo Eedo Kulul Oo Loo Soo Jeediyay !

    Gabadh U Dhalatay Sucuudiga Oo Ka Mid Noqotay Haweenka Dharka Xayeysiiya Oo Eedo Kulul Oo Loo Soo Jeediyay !

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Gabadh U Dhalatay Sucuudiga Oo Ka Mid Noqotay Haweenka Dharka Xayeysiiya Oo Eedo Kulul Oo Loo Soo Jeediyay !
Hargeysa(QorilugudNews)- Mujtamaca dalka Sucuudiga oo had iyo jeer ku adag caadooyinka iyo dhaqanka dalkooda, iyadoo dhaqankoodu uu dhigayo in haweenaydu aanay marnaba kusoo bixi karin asturnaan la’aan, 3Susan Al-qaadi ayaa waxay ka mid noqotay haweenka xayeysiiya Dharka, Susan ayaa waxay wax ka baratay kulliyada dhaqaalaha, kadibna waxay u kicitintay Dalka Maraykanka si ay uga soo barato maamulka iyo suuqgeynta dharka, Susan ayaa waxay sheegtay in tan iyo yaraanteedii ay arrintaasi ku hammiyi jirtay oo ay mar kasta u fiirsan jiray dharka kala duwan ee ay dadku xidhaan, Marka aan goobaha la isugu yimaado ku suganahay.


Susan ayaa aad looga dhalleeceeyay gudaha Dalka Sucuudiga waxaanay sheegtay inay arrintaasi u dhabar adaygtay, waxa kale oo ay sheegtay in qoyskeedu markii ay ogaadeen guulaha ay gaadhay inay aad u taageereen, Susan ayaa haatan waxay joogtay Maraykanka muddo 6 sano ah waxanay ka qayb gashay bandhigyo kala duwan oo ka dhacay gudaha Maraykanka iyo Dalalka Qaarada Yurub ilaa iyo haatana dib ugumay noqon Dalkeedii hooyo, Dhinaca kalena, Susan waxay adeegsataa baraha bulshada sidii ay suuqgeyn ugu heli lahayd dharka ay xayeysiiso.


QorilugudNews Media
Contact@QorilugudNews.com
Hargeysa/office
Qorilugud


Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip


Social Media
featured