Qorilugud News Media

Maxkamadda Sare Oo Dabar Adag Ku Xidhay Shaqaalaha Garsoorka Ee Siyaasadda Ku Dhex Libdhay Iyo Talaabo Laga Qaadayo Xubno Astaan Xisbiyada U Noqday

0
Wednesday September 13, 2017 - 08:22:42 in Wararka by Reporter Burco
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Maxkamadda Sare Oo Dabar Adag Ku Xidhay Shaqaalaha Garsoorka Ee Siyaasadda Ku Dhex Libdhay Iyo Talaabo Laga Qaadayo Xubno Astaan Xisbiyada U Noqday

    Gudoomiyaha maxkamada sare ee Somaliland Aadan Xaaji Cali ayaa wareegto uu soo saaray waxa uu dabar shaqo ugu sameeyey Garsoorayaasha Qaranka iyo shaqaalaha Garsoorku inay dhex tamashleeyaan siyaasadda isla markaana ay ku dhex milmaan siyaasadda sade

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Gudoomiyaha maxkamada sare ee Somaliland Aadan Xaaji Cali ayaa wareegto uu soo saaray waxa uu dabar shaqo ugu sameeyey Garsoorayaasha Qaranka iyo shaqaalaha Garsoorku inay dhex tamashleeyaan siyaasadda isla markaana ay ku dhex milmaan siyaasadda sadexda xisbi qaran ee loolan adag ku jira.


Qorilugud


Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip


Social Media
featured