Qorilugud News Media

Sida Loo Yarayn Kara Sixir Bararka Sameeyay Umada Somaliland ?

0
Tuesday January 30, 2018 - 11:00:09 in Maqaallo by Reporter Burco
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Sida Loo Yarayn Kara Sixir Bararka Sameeyay Umada Somaliland ?

    hadaba waxan idiin so gudbin doona 10 talaabo oo aad u wanagsan oo haddi lagu dhaqmo hoos u dhac ku imanaayo sixir bararka nafeeyay umada somaliland

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

hadaba waxan idiin so gudbin doona 10 talaabo oo aad u wanagsan oo haddi lagu dhaqmo hoos u dhac ku imanaayo sixir bararka nafeeyay umada somaliland

halkan waxan ku xusi doona qodobo kooban oo muhiima taas oo inaga caawin karta haddi aynu ku dhaqano is sixir bararka hoos u dhac waynu ku iman doono
1. Lacagta Jaad ka ee Ethopia dollar ku qaadanayso in loo badalo bir

2. in jaamacadaha dawliga iyo ku wa sida ku gaar ka lo leeyahay laga qado fee-goo da dollar loo badalo kaash oo ay qaatan kaash (dollar kana laga joojiyo)


3. lacagta laydh ka ee lagu qaado dollar-ka in loo badalo somalialnd kaash

 

4. in sarif layaasha dhamaantod ay noqdaan shaqaale u shaqeeya bankiga dhexe

5.inay ay dawladu ganacsatada alaabta so dhoofinaysa la ogaato sixir ka laga soo siiyay si ay u xakamayso maciishada kordhaya

6.in shaqaalaha dawlada ee laso yacaaya lacagta kash ka ee dollar ka intay donaan ku badalanaaya dabagal lagu sameeyo

7. in la horu mariyo wax soo saarka dalka si loo yareeyo badeecada dalka dibadiisa ka imanaysa

8. in ay dawladu dabagal ku samyso lacagta guryaha lagu kiraynaayo taaso oo iyana dollar lagu qaato qiimaha guri kirayntuna aanu xad lahayn taaso qayb ka ah maciishada qaali garoobaysa

9. in ay dawladu joojiso lacagaha ay soo dabacanayso sanad kastaba sida lacagta shanta kun iyo kun ka shilin ba waxay so kordhiyen sixir barar kuwaaso khadka ka saaray lacagti yar yarayd 500, 100 iyo 50 shilin

10. Adeega Zaad ka iyo eDahab laftigoodu waxay ka qayb qaaten in la waayo lacagti dollar ka ahayd ee cadaan ka ahayd

Qodobadan Fulintodu waxay ku imanaysa marka la helo dawlada awood le dadka na ku maamusha sinaan iyo cadaalad

Alla Mahadle

Suhaib Abdirahman Ali (Ileeye)

+252 (63) 4124001

suhaiblinux@gmail.com

Hargeisa, Somaliland



Qorilugud


Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip


Social Media
featured