Qorilugud News Media

Sidee Muwaadiniinta SL Ukala Micnaysteen Magacaabisti Madaxweynaha? Q: Abdishakur Gande.

0
Monday February 05, 2018 - 10:16:17 in Maqaallo by Reporter Burco
  • Visits: 82
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Sidee Muwaadiniinta SL Ukala Micnaysteen Magacaabisti Madaxweynaha? Q: Abdishakur Gande.

    Matalka siyaasad wadaaga bulshada – Abdishakur Gande – Markii magacaabistu soo baxday sidee bulshadu u kala aragtay?

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Matalka siyaasad wadaaga bulshada – Abdishakur Gande – Markii magacaabistu soo baxday sidee bulshadu u kala aragtay?

Su’aal: Waa ayo, ka magacaabay?

Jawab: wa muwadin mdxwynhu igmaday.

Su’aal: imisaa ree hebal ah?

Jawaab: wali liiskii qabiiladu masoo bixin.

Su’aal: Yaa magacaaba liiska qabiilada?

Jawaab: kuwa daneeya qabyaalada.

Su’aal : side loo kala leeyahay kuraasta?

Jawaab : waxqabad iyo wax kala qoqob.

Su’aal : idinka yaa la idiin magacaabay?

Jawaab : intooda wax noo qabanaysa.

Su’aal: Adiga, maxaa lagu magacabi waayay?

Jawaab : malaha kuwanbaa igaga fiican!.

Su’aal: reerkaa ma baratay?

Jawaab : haa, oo waa gob.

Su’aal : haddaa inta kale ma gun baa?

Jawaab :

mayee, waliba waa nasab.

Su’aal : Inaad tashato miyaanay ahayn?

Jawaab : haa, oo waa ba tashaday.

Su’aal : oo maxaad ku tashatay ?

Jawaab : in aanan qabyaaladiiste noqon.

Su’aal : ma tihid ilayn sida ku moodayay!

Jawaab: nin imaleeyay ima masayn karo.

Su’aal : imika maxaa kaloo hadhay?

Jawaab : wixii ugu muhiimsanna oodhan.

Su’aal : oo maxay ah?

Jawaab : in qaranka loo shaqeeyo.

Su’aal: xilal maxaa hadhay baa ku idhi?

Su’aal: in qofwalba xilka saaran garto misana guto.

Su’aal: kuwan lama filayn saw maaha?

Jwb: muhimadu wa in imika wax lagafisho.

Su’aal : wax maxay ah?

Jawaab : waxqabad horumarineed.

Su’aal:ma kuwannaa wax qaban doona?

Jawaab : hadii lala xisaabtamo.

Su’al: la xisaabtanka ma shacabkaa doorty?

Jawab: maye, kay doorteen baa udooray.

Su’aal : haduu xisaabtanka diiddo na?

Jawaab : xilka ha laga qaado.

Su’al: madaxwynihi keenay maka qadaya?

Jwb: haduu ka qaadi waayo isaga fudud oo sidii loo doorty loo dejin.

Su’aal : ilayn afmiishaar baa tahay?

Jawaab : mayee aftahan baan ahay.

Su’aal : afmiishaar maxaad kudiidday?

Jawaab : dee waa xeelad wax lagu xaddo.

Su’aal : oo aftahan ku na?

jwb: waa xirfad kaydka caqliga & cilmiga lagu tabiyo.

Su’aal: ka wrn amaan baa wada modayee?

Jwb: Anigu ba haddaan sidaada ahaanlaha waa moodi laha.

Su’aal: oo kaalay anigu sidee baan ahay?

Jawaab: dee sida lagugu garanayo.

Sual: sidee la’igu garanayaa ma waxaan ahay (……….)

Jwb: (………)-ta durba sawdiga isku cadeyay.

Aragtiyaha siyaasadeed ee qaldan ee qaarkeen qabbaan markay inala wadaagaan ama su’aalo qaldan inaga waydiiyaan hadaynu inagoo isla quman isla sida qaldan u qaabilno qaranimadeenu way sii qabyoobi mustaqbalkeenunna wuu sii kala quban, sidaadarteed, wixii qaldan aynu qumaati uga jawaabno sidaasa qarankeena na qurux u ahee.

Lasoco

You will not get it from both ends.

Abdishakur Gande

Gandeabdishakur@gmail.com

Number: +64200882 +634454882

Hargaisa, Maroodijeex Soomalilaan.

Qorilugud


Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip


Social Media
featured