Qorilugud News Media

Cabbista Shaaha Aadka U Kulul & Saamaynta Uu Leeyahay !

0
Thursday February 08, 2018 - 10:40:22 in Maqaallo by Reporter Burco
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Cabbista Shaaha Aadka U Kulul & Saamaynta Uu Leeyahay !

    Deraasad ay soo saareen khubaro Caafimaad oo u dhashay Dalka China ayaa waxay cadeeyeen in cabbista shaaha aadka u kululi sababo cudur halis ah oo aanay dad badani ogeyn.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Deraasad ay soo saareen khubaro Caafimaad oo u dhashay Dalka China ayaa waxay cadeeyeen in cabbista shaaha aadka u kululi sababo cudur halis ah oo aanay dad badani ogeyn.
Cudurkaasi halista ah ee shaaha kululi uu sababo ayaa waxa uu yahay Canser-ka Cunaha, Cudurkaasi ayaa waxa uu inta badan ku dhacaa Dadka Aadka u Caba Alchol's-ka ‘Khamriga’. Dadka uu cudurkaasi halleelo ayaa waxa la sheegay inay u geeriyoodaan cudurkaasi inta ugu badan waxay sii noolaadaan muddo shan sano ah kadib marka la ogaado inuu xanuunkaasi hayo waa sida ay deraasadaasi sheegtaye wallaw Ajasha Qofku ku xidhnayn xanuun iyo caafimaad qab oo qof kastaaba Hoyanayo xilligii Ilaahay Oofsado.


Deraasadani ka soo baxday dalka China ayaa waxa ka soo hor jeedsaday khubarada Caafimaadka ee Dalka Britain waxa aanay sheegeen in cabbista shaaha aadka u kululi aanay ka mid ahayn caadooyinka dalkooda ee ay tahay Caado ku kooban Dalka China sida Lagu baahiyay Wakaalada wararka ee Sky News Oo Wargeyska Himilo ka soo xigtay.
Qorilugud


Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip


Social Media
featured