Qorilugud News Media

Madaxweyne, Miisaaniyadda Qaranka ha Loogu Daro Ciidammada Direys Sannadle Ah

0
Saturday February 10, 2018 - 11:12:58 in Maqaallo by Reporter Burco
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Madaxweyne, Miisaaniyadda Qaranka ha Loogu Daro Ciidammada Direys Sannadle Ah

    Marka hore, waxaan Hambalyo iyo dhiiri-gelin u gudbinayaa guud ahaan Ciidammada Dalka, waxaanan ku hambalyeynayaa Gudashada waajibaadkooda ah ilaalinta Nabadgalyada Dalka,

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Marka hore, waxaan Hambalyo iyo dhiiri-gelin u gudbinayaa guud ahaan Ciidammada Dalka, waxaanan ku hambalyeynayaa Gudashada waajibaadkooda ah ilaalinta Nabadgalyada Dalka,  gaar ahaan waxaan Hambalyo iyo Dhiiri-gelin u gudbinayaa Ciidammada Qaranka Sannad-guurada 25-aad ee aasaaska Ciidammada Qaranka laga joogo, waxaanan leeyahay Iisha Allaahu sannadkan sannadkiisa ku gaadha guul iyo horumar.

Intaas haddaan kaga gudbo Hambalyada guud ahaan Ciidammada Dalka iyo gaar ahaan Ciidammada Qaranka, waxaan u soo jeedinayaa Madaxweynaha Qaranka Md. Muuse Biixi Cabdi qodob muhiim u ah Ciidammada Qaranka, qodobkaasi waxa il-duufay dhammaan Xukuumadihii iyo Madaxweynayaashii kaa horreeyay Madaxweyne, qodobkaasina waxa weeye in Miisaaniyadda Dawladda loogu daro Ciidammada Dalka Direys Sannad leh, sidaasiawgeed Mudane Madaxweyne adigoo xog-ogaal u ah dhismaha Ciidammada Dalka iyo Marxaladihii ay soo mareen, waxaan Madaxweyne kuu soo jeedinayaa in Miisaaniyadda Dawladda ee 2018 aad ugu darto Ciidammada Agab Direys oo Sannad leh, haddii Alle yidhaahdo.


Wa Billaahi Towqiif

 Qalinka: Mowliid Aadan Cumar

Hargeysa/Somaliland
Qorilugud


Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip


Social Media
featured