Qorilugud News Media

Guddoomiyaha Xisbiga WADDANI Oo Musuq Maasuq Baahsan Iyo Tuugnimo Ku Eedeeyay Wakiilka Imaraadka Baashe Cawil Iyo Wasiirka Khaarajiga Sacad Cali Shire [Akhri+Muuqaal]

0
Monday February 12, 2018 - 13:51:07 in Wararka by Reporter Burco
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Guddoomiyaha Xisbiga WADDANI Oo Musuq Maasuq Baahsan Iyo Tuugnimo Ku Eedeeyay Wakiilka Imaraadka Baashe Cawil Iyo Wasiirka Khaarajiga Sacad Cali Shire [Akhri+Muuqaal]

    Hargeysa(QorilugudNews)- Guddoomiyahah xisbiga mucaaridka ah ee Waddani Cabdiraxmaan Cirro oo warbaahinta kulla hadley goor dhaweyd magaalada Hargaysa ayaa sai adag uga hadlay

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Hargeysa(QorilugudNews)- Guddoomiyahah xisbiga mucaaridka ah ee Waddani Cabdiraxmaan Cirro oo warbaahinta kulla hadley goor dhaweyd magaalada Hargaysa ayaa sai adag uga hadlay
shirkad maal gashi oo tuhunno badan bulashda ku abuurtay taasi oo xukuumadda madaxwayne Muuse Biixi sheegtay in shirkaddaasi qaranku leeyhay.

Guddoomiye Cirro waxa uu si adag u dhalliilay shirkaddaasi la sheegay in ay in maalqabaneeda adduunku ay Somaliland maal gashan doonaan ayuu ku tilmaamay in ay tahay shirkad aan nidaamka sharciga loo marin isaga oo wasiirka arrimaha dibada Sacad Cali Shire iyo safiirka imaaraadka Somaliland oo ku diiwaan gashan madaxda ugu sareysa shirkaddani in ay si deg deg ah xilka iskaga casilaan maadama oo ay ku kaceen falal sharci darro ah waa sida uu hadalka u dhigee.


Cabdiraxmaan Maxmed Cabdilaahi Cirro guddoomiyahay xisbiga mucaaridka ah ee Waddani waxa kale oo uu ka hadlay kullamo gaar gaar ah oo maalmihii u danbeeyey isaga iyo guddoomiyahay xisbiga mucaaridka ah ee Ucid Eng. Faysal Cali Waraabe la qaateen madaxwyanaha Somaliland waxaanu sheegay in ay madaxwaynaha ka wada hadleen sidii sai dhokhso ah dib loogu furi lahaa diiwaan gelinta codbixiyayaasha doorashada baarlamaanka iyo gollaha deegaanka.

Cabdiraxmaan Cirro waxa uu sidoo kale si faahfaahsan uga hadlay qodobo dhowr ah oo ka jira waddanka oo ay ka mid yihiin xildhibaanno xalay ciidamada loo yaqaano RRU-da xabsiga u taxaabeen isaga oo codsadey in xoriyadoodu dib loogu soo celiyo.

Hoos ka daawo Muuqaalka:- 


QorilugudNews Media
Contact@QorilugudNews.com
Hargeysa/office
Qorilugud


Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip


Social Media
featured