Qorilugud News Media

Waa Maxay Micnaha Ku Duugan Maalinta Jacaylka Aduunka Ee 14 february Iyo Sida Qisadani Ku Timi? [+Muuqaal]

0
Wednesday February 14, 2018 - 10:20:18 in Wararka by Reporter Burco
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Waa Maxay Micnaha Ku Duugan Maalinta Jacaylka Aduunka Ee 14 february Iyo Sida Qisadani Ku Timi? [+Muuqaal]

    Hargeysa(QorilugudNews)- Waxaa naxdin ah in maanta dad Muslimiin ah ay xusayaan Baadari Christan ah geeridiisa iyo Wax ay caabudi jireen Roman kii hore!. Waxaan galaynaa meel walba oo ay gaaladu galaan waxaana samaynaynaa wax walba oo ay gaaladu sam

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Hargeysa(QorilugudNews)- Waxaa naxdin ah in maanta dad Muslimiin ah ay xusayaan Baadari Christan ah geeridiisa iyo Wax ay caabudi jireen Roman kii hore!. Waxaan galaynaa meel walba oo ay gaaladu galaan waxaana samaynaynaa wax walba oo ay gaaladu sameeyaan, xataa waxaan la galnay cibaadadoodii iyo xusaskoodii ay ku waynaynayeen dad ama wax ay caabudi jireen.
Qorilugud


Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip


Social Media
featured