Qorilugud News Media

Cadawga Somaliland waxa uu si toos ah u caddaystay Dagaal ka dhan ah Nolosha Iyo Horumarka Dadka iyo Dawlada Jamhuuriyada Somaliland.

0
Saturday March 03, 2018 - 09:09:32 in Maqaallo by Reporter Burco
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Cadawga Somaliland waxa uu si toos ah u caddaystay Dagaal ka dhan ah Nolosha Iyo Horumarka Dadka iyo Dawlada Jamhuuriyada Somaliland.

    Ummada iyo Xukuumada Somaliland ayay u taallaa inay iyaguna ka badheedhaan Difaaca Dalkooda iyo Danaha Qarankooda.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Ummada iyo Xukuumada Somaliland ayay u taallaa inay iyaguna ka badheedhaan Difaaca Dalkooda iyo Danaha Qarankooda.


Waa Guul in Cadawgeenii is Qarin jiray ay maanta is Caddeeyeen oo ay wajigoodii dhabta ahaa ina tuseen

Jamhuuriyada Somaliland Awwood Buuxda ayay u leedahay inay Difaacdo Dalkeeda iyo Danaheeda, Sharci ahaan, Siyaasad ahaan, iyo Milatari ahaanba.

" Hashaan Gaade-weynow Libaax uga gabboon waayay, inaan goroyo cawl uga tagaa waa hal soo gudhay" Abwaan Timacade. A.H.U.

Qorilugud


Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip


Social Media
featured