Qorilugud News Media

Xukuumadda Jamhuuriyadda Somaliland Oo Dacwad Ka Dhan Ah Idaacada BBC SOMALI Gaadhsiiyay Madaxda Sare Ee Idaacadaasi [+Maxaa Soo Kordhay]

0
Monday March 12, 2018 - 13:24:48 in Wararka by Reporter Burco
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Xukuumadda Jamhuuriyadda Somaliland Oo Dacwad Ka Dhan Ah Idaacada BBC SOMALI Gaadhsiiyay Madaxda Sare Ee Idaacadaasi [+Maxaa Soo Kordhay]

    Hargeysa(QorilugudNews)- Xukuumadda Jamhuuriyadda Somaliland ayaa maanta waraaq askhato ah oo ka dhan ah dhexdhexaadnimo la'aanta laanta afsoomaaliga ee BBC-da.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Hargeysa(QorilugudNews)- Xukuumadda Jamhuuriyadda Somaliland ayaa maanta waraaq askhato ah oo ka dhan ah dhexdhexaadnimo la'aanta laanta afsoomaaliga ee BBC-da.

u gudbisay madaxda sare ee idaacadaasi, siday faafisay wakaaladda wararka Somaliland ee SOLNA.


Wasiirka Warfaafinta, dhaqanka iyo wacyigelinta Somaliland Md. Cabdiraxmaan Cabdilaahi Faarax [Guri-barwaaqo], ayaa qoraal dacwad ah gaadhsiiyey madaxa idaacadda BBC-da ee Afrika Salomon Mugera oo fadhigiisu yahay London iyo Carolina Korbia oo joogta Nairobi.



Xukuumaddu waxay si fiiro leh u qodobbeysay sida laanta afsoomaaliga ee BBC-du ay ula qabsatay dhexdhexaadnimo la’aanta iyo dheeli-tir la’aanta, mar kasta oo ay qabanayso doodaha iyo barnaamijyada lagu falanqeynayo arrimaha ku wajahan Somaliland iyo Soomaaliya


QorilugudNews Media

Contact@QorilugudNews.com

Xigasho:  SOLNA


Qorilugud


Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip


Social Media
featured