Qorilugud News Media

[Halkan Ka Daawo:-] Baarlamaanka Dawlada Taagta Daran Ee Somaliya Oo Soo Saaray Go'aamo Xadgudub Ku Ah Madaxbanaanida Somaliland.

0
Monday March 12, 2018 - 16:07:29 in Wararka by Reporter Burco
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 1
  • Share via Social Media

    [Halkan Ka Daawo:-] Baarlamaanka Dawlada Taagta Daran Ee Somaliya Oo Soo Saaray Go'aamo Xadgudub Ku Ah Madaxbanaanida Somaliland.

    Muqdisho(QorilugudNews)- Kulan xasaasi ah oo xildhibaannada Golaha Shacabka Somalia ku yeesheen magaalada Muqdisho maanta oo Isniin ah ayey ka soo saareen xeer lagu sheegay inuu dhowrayao gobannimada iyo madax-bannaanida Soomaaliya, iyaga oo dhinaca

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Muqdisho(QorilugudNews)- Kulan xasaasi ah oo xildhibaannada Golaha Shacabka Somalia ku yeesheen magaalada Muqdisho maanta oo Isniin ah ayey ka soo saareen xeer lagu sheegay inuu dhowrayao gobannimada iyo madax-bannaanida Soomaaliya, iyaga oo dhinaca kalana ka mamnuucay shirkadda DP World in ay ka howlgasho guud ahaanba Soomaaliya.
Qorilugud


Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip


Social Media
featured