Qorilugud News Media

Golaha Wakiillada Somaliland Oo Hadda Go'aan Ka Soo Saaray Heshiiskii Saddex Geesoodka Ah Dekedda Berbera [+Muuqaal]

0
Tuesday March 13, 2018 - 12:07:09 in Wararka by Reporter Burco
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Golaha Wakiillada Somaliland Oo Hadda Go'aan Ka Soo Saaray Heshiiskii Saddex Geesoodka Ah Dekedda Berbera [+Muuqaal]

    Hargeysa(QorilugudNews)- Golaha wakiilada Somaliland ayaa markale maanta taageeray heshiiska maalgashi ee Dekedda magaalada Berbera,

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Hargeysa(QorilugudNews)- Golaha wakiilada Somaliland ayaa markale maanta taageeray heshiiska maalgashi ee Dekedda magaalada Berbera, Wakiiladu waxa ay canbaareeyeen go'aankii maalintii shalay ee Baarlamaanka Soomaaliya.

Goluhu sidoo kale waxa uu ugu baaqay Qaramada midoobay, Jaamacadda Carabta, midowga Afrika iyo ururo kale in ay ka warhayaan xasillooni darro ay sheegeen in Soomaaliya ka waddo Mandaqadda, Go'aanka golaha wakiilada Somaliland ayaa ku soo beegmaya xilli maalintii shalay Baarlamaanka Soomaaliya go'aamiyay in heshiisyada shirkadda DP world ay sharci-darro tahay.



Halkan hoose ka akhri go’aanka golaha wakiillada



Qorilugud


Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip


Social Media
featured