Qorilugud News Media

Madaxweynaha Somaliland Oo Maanta Isugu Yeedhay Shir Gudoonka Guurtida, Wakiilada Iyo Axsaabta Qaranka Somaliland [+Sawiro.]

0
Tuesday March 13, 2018 - 13:23:10 in Wararka by Reporter Burco
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Madaxweynaha Somaliland Oo Maanta Isugu Yeedhay Shir Gudoonka Guurtida, Wakiilada Iyo Axsaabta Qaranka Somaliland [+Sawiro.]

    Hargeysa(QorilugudNews)-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, Mudane Muuse Biixi Cabdi waxa uu maanta isugu yeedhay,

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Hargeysa(QorilugudNews)-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, Mudane Muuse Biixi Cabdi waxa uu maanta isugu yeedhay,

isla markaana kulan gaar ah la qaatay shir-guddoonka goleyaasha guurtida iyo wakiillada, Mudane Saleebaan Maxamuud Aadan iyo Baashe Maxamed Faarax iyo gudoomiyeyaasha labada xisbi mucaarid ee UCID iyo WADDANI, Eng. Faysal Cali-waraabe iyo Cabdiraxmaan Maxamed Cabdilaahi (Cirro).


Kulanka uu madaxweynuhu la yeeshay shir-guddoonka goleyaasha guurtida iyo wakiillada iyo guddoomiyeyaasha axsaabta mucaaridka ah, ayaa daarranaa sidii qaran ahaan talo midaysan looga yeelan lahaa arrimaha ku soo kordhay mandaqadda Geeska Afrika maalmihii u danbeeyey, waxana la isla gorfeeyey sidii meel looga soo wada jeesan lahaa la iskuna duubnaan lahaa qaran iyo shacbi ahaanba.



Sidoo kale, Waxaa kulankaasi la isku hogo-tusaaleeyey muhiimadda ay leedahay in la dhawro midnimada iyo isku-duubnida shacabka reer Somaliland, meelna looga soo wada jeesto danta guud ee qaranka Jamhuuriyadda Somaliland.


Image may contain: 3 people, people sitting, table and indoor

Image may contain: 2 people, people sitting, table and indoor

Image may contain: 2 people, people sitting

Image may contain: 2 people, people sitting, table, living room and indoor

Image may contain: 2 people, people sitting, table and indoor

Image may contain: 2 people, people sitting and indoor

Image may contain: 3 people, people sitting, table and indoor

Image may contain: 2 people, people sitting, table and indoor

Image may contain: 3 people, people sitting, table and indoor


QorilugudNews Media
Contact@QorilugudNews.com
Hargeysa/office
Qorilugud


Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip


Social Media
featured