Qorilugud News Media

Madaxweynaha Maraykanka Oo Si Fool Xun Xilkii Uga Qaaday Xoghayihiisii Arimaha Dibada [+Maxaa Soo Kordhay?]

0
Tuesday March 13, 2018 - 18:15:27 in Wararka by Reporter Burco
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Madaxweynaha Maraykanka Oo Si Fool Xun Xilkii Uga Qaaday Xoghayihiisii Arimaha Dibada [+Maxaa Soo Kordhay?]

    Washington(QorilugudNews)- Madaxweynaha Mareykanka Donald Trump ayaa shaqadii ka eryay Xoghayihiisii Arrimaha Dibadda

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Washington(QorilugudNews)- Madaxweynaha Mareykanka Donald Trump ayaa shaqadii ka eryay Xoghayihiisii Arrimaha Dibadda , Rex Tillerson, isagoo ku beddelay agaasimaha hay’adda sirdoonka Mareykanka ee CIA, Mike Pompeo.

Madaxweyne Trump ayaa eryidda Tillerson iyo magacaabista Pompeo ku shaaciyay fariin dhinaca Twitterka uu soo dhigay, Waxa uu yidhi "Wuu ku mahadsanyahay Rex Tillerson shaqadii uu qabtay. Agaasiamaha cusub ee hay’adda CIA ayaa waxa noqoneysay haweeneydii ugu horeysay ee madax ka noqota CIA, Gina Haspel, hambalyo dhamaantiin.”

Eryidda xoghayaha arimaha dibada Mareykanka ayaa waxay ku soo beegmaysaa isagoo safar shaqo ah ugu maqan qaaradda Afrika, iyo sidoo kale xili ay soo baxeen codsiyo sir ah oo mareykana uu uu diray dalka Imaraadka oo ka codsade in Rex Tillerson xilka ka qaado.
Qorilugud


Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip


Social Media
featured