Qorilugud News Media

Aabbaha Dhalay Naciima Abwaan Qorane Oo La Kulmay Madaxweyne Biixi Iyo Niciima Xorriyadeeda Dib U Helaysa.

0
Saturday May 05, 2018 - 19:51:24 in Maqaallo
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Aabbaha Dhalay Naciima Abwaan Qorane Oo La Kulmay Madaxweyne Biixi Iyo Niciima Xorriyadeeda Dib U Helaysa.

    Axmed Colaad Qorane oo ah aabbaha dhalay Naciima Abwaan Qorane ayaa waxaa uu maanta la kulmay madaxweynaha Somaliland Md. Muuse Biixi Cabdi, iyagoo ka wada-hadlay xadhiga Naciima.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Axmed Colaad Qorane oo ah aabbaha dhalay Naciima Abwaan Qorane ayaa waxaa uu maanta la kulmay madaxweynaha Somaliland Md. Muuse Biixi Cabdi, iyagoo ka wada-hadlay xadhiga Naciima.
Madaxweyne Biixi ayaa Abwaan Axmed Colaad Qorane u ballan-qaaday in uu Naciinma xabsiga kasii dayn doonno wakhti dhow isla markaana uu cafin doonno.
Abwaan Axmed Colaad Qorane ayaa wariye Khaalid Foodhaadhi waxa uu u sheegay in madaxweynuhu si fiican u qaabbilay.

Qorilugud


Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip


Social Media
featured