Qorilugud News Media

Isku Tashi Iyo Isku Tiirsanaan Buu Qaran Ku Taabba Galaa.

0
Wednesday May 09, 2018 - 15:30:47 in Maqaallo
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Isku Tashi Iyo Isku Tiirsanaan Buu Qaran Ku Taabba Galaa.

    Xafladda 18 may waa maalin nooga duwan maalmaha kale. Waa maalin aan adduunwaynaha tusno qaranka Somaliland

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Xafladda 18 may waa maalin nooga duwan maalmaha kale. Waa maalin aan adduunwaynaha tusno qaranka Somaliland
Walaalayaal siddaad la wada socotaanba waxaa fooda nagu soo haysa xafladdii sanad guuraddii 27 ee kasoo Wareegtay kolkaan la soo noqonay qaranimadeenii muda dheer naga maqnayd.

 
Xafladda 18 may waa maalin nooga duwan maalmaha kale. Waa maalin aan adduunwaynaha tusno qaranka Somaliland iyo shacabka reer Somaliland waxay yihiin iyo sidday u jecelyihiin waddankooda barakaysan Somaliland.


 
Sanadka waxaan idinka codsanayas haddaanu nahay Ururka NOMAD iyo Jaaliyada guud ee Somaliland Holland, fadlan waddanka gudihiisa iyo qurbo joogaba in maalinta Jimcaha ah bishuna tahay 18 may 2018 in muwaadiniinta reer Somaliland calankeena qaayaha iyo qiimaha leh ay surtaan guryahooda hortooda.

Fadlan fariinta aynu is wada gaadhsiino meel walba oo aynu ka joogno adduunka.
Somaliland guul

 
Guddoomiyaha Ururka NOMAD Holland.

Cabdiraxman Bare Cisman

Qorilugud


Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip


Social Media
featured