Qorilugud News Media

Waxyaabo Aan Ku Haboonayn Inaad Ku Samayso Bulshada Dhexdeeda..W/Q Nimcaan Xuseen Barkhad

0
Monday May 14, 2018 - 11:38:21 in Maqaallo by Reporter Burco
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Waxyaabo Aan Ku Haboonayn Inaad Ku Samayso Bulshada Dhexdeeda..W/Q Nimcaan Xuseen Barkhad

    1. Ha garaacin hoonka Baabuurka habeenkii waayo ma haboona sharcina maaha inaad habeenkii hoonka baabuurka Ka dhawaajiso, codka hoonka baaburku waa ka dheer yahay kan maalinkii.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

1. Ha garaacin hoonka Baabuurka habeenkii waayo ma haboona sharcina maaha inaad habeenkii hoonka baabuurka Ka dhawaajiso, codka hoonka baaburku waa ka dheer yahay kan maalinkii.

2. candhuuf ha iska tufin, marka aad socoto, adiga oo aan dad hareerahaga socda wax tixgalina siina, dabayshu waxy ku qaadi kartaa wixii aad tuftay wax ka mida.

3. Marka maqaaxiyaha cuntada aad ku jirto ee aad dhamaysato soona faraxalato ha shaxin biyaha gacmahaaga ka dareeraaya.

4. Inaad hindhisto adigoo ka hagaajin ama farsamayn duulduulka hindhisada marwalba.

5. Codkood kor u qaado mararka qaar waxay kaa dhigtaa mid loo arko qof madhan.

6. Inaad jihada gaadhigu u socdo aadna aad ula socoto.

Qorilugud


Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip


Social Media
featured