Qorilugud News Media

Qaramada Midoobay Oo War Culus Kasoo Saartay Dagaalkii Ee Degaanka TUKE-RAQ Ku Dhexmaray Dawlada Somaliland Iyo Maamulka Puntland.

0
Wednesday May 16, 2018 - 08:36:44 in Wararka by Reporter Burco
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Qaramada Midoobay Oo War Culus Kasoo Saartay Dagaalkii Ee Degaanka TUKE-RAQ Ku Dhexmaray Dawlada Somaliland Iyo Maamulka Puntland.

    Hargeysa(QNM)- War qoraal ah oo ka soo baxay wakiilka gaar ah ee Qaramada Midoobey Michael Keating ayaa ku baaqay

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Hargeysa(QNM)- War qoraal ah oo ka soo baxay wakiilka gaar ah ee Qaramada Midoobey Michael Keating ayaa ku baaqay
in sida ugu dhaqsiyaha badan loo joojiyo dagaalka deegaanka Tuka-Raq ee gobolka Sool, Dagaal culus oo ciidamo kala taabsan Somaliland iyo Puntland ku dhaxmaray deegaankaas ayaa lagu waramayaa in ay ku dhinteen dadka ka badan 30 ruux oo ka kala tirsan dhinacyadii dagaalamay sida QorilugudNewss u xaqiijiyeen ilo kala duwan.


''Waxaan ku boorineynaa labada maamul in ay wada hadal yeeshaan, ayna muhiim tahay in ay gaaraan heshiis xabad joojin iyo mid siyaasadeed, ka Hay’ad ahaan mar walba waxaan taageernaa nabadda, colaada waxaa ka dhasha in la waayo dad shacab ah oo aan waxba galabsan.” ayuu yiri Micheal Keating.



Keating ayaa dhawaan booqasho uu ku tagay magaalooyinka Garoowe iyo Hargeysa waxaa uu madaxda labada dhinac kala hadlay sidii loo soo afjari lahaa colaada deegaanka Tuka-Raq, hasse ahaatee dagaalka shalay ka dhacay deegaankaas ayaa noqonaya kii ugu cuslaa ee waayadii ugu danbeeyay dhaxmara labada dhinac.
Qorilugud


Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip


Social Media
featured