Qorilugud News Media

Khasaaraha Dhabta Ah Ee Dagaalkii Shalay Dhex-Maray Somaliland Iyo Maamulka Goboleedka Xasarada Badan Ee Puntland.

0
Wednesday May 16, 2018 - 14:31:18 in Wararka by
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Khasaaraha Dhabta Ah Ee Dagaalkii Shalay Dhex-Maray Somaliland Iyo Maamulka Goboleedka Xasarada Badan Ee Puntland.

    Hargeysa(QNM)- Iyada oo uu istaagay dagaalkii ka socdey aaga Tukaraq ee gobolka Sool ee u dhexeeyey ciidamadda qaranka Somaliland

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Hargeysa(QNM)- Iyada oo uu istaagay dagaalkii ka socdey aaga Tukaraq ee gobolka Sool ee u dhexeeyey ciidamadda qaranka Somaliland iyo kuwa maamul gobolleedka Puntland ayaa waxa Dagaalkaasi uu gaystay dhimasho iyo dhaawac badan.

Hadaba QorilugudNews  ayaa ilaa xalayto u kuur-galayay khasaaraha dhabta ah ee ka dhashay dagaalkaasi waxaana noo suurto gashay in aan ogaano inta uu leeg tahay dhimashada iyo dhaawaca labada dhinac iyo saanada ciidan ee labada Ciidan kala qabsadeen.

Khasaaraha gaadhay Maamul gobolleedka Puntland.


Dhimasho 54 Askari oo ay ku jiraan lix taliye halka warar xoogani sheegayaan in isna uu dhimashada ku jiro taliyahii Ciidanka Daraawiishta

70 Askari oo dhaawac ah
31 Maxbuus waa laga qabtay
8 Gaadhi waa laga gubay
14 gaadhi oo laba kaari yihiin waa laga qabsaday

Khasaaraha Somaliland la Gaadhsiiyay

12 Askari oo dhimasho ah oo uu ku jiro hal saarkaal
19 Dhaawac ah

Laba gaadhi oo laga gubay oo mid ka mid ah ay ku naf waayeen shan Askari oo saarnaa
Hal Beebee oo laga qabsaday Somaliland

Qorilugud


Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip


Social Media
featured