Qorilugud News Media

Qodobo Anfici Kara Arday Kasta Oo Imtixaan U Fadhiisanaya! W/Q: Xamse Tudhaale

0
Monday June 25, 2018 - 18:39:56 in Maqaallo
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Qodobo Anfici Kara Arday Kasta Oo Imtixaan U Fadhiisanaya! W/Q: Xamse Tudhaale

    1: Ogsoonoow in aanay natiijadu jaangoyn karin caqligaaga, kartidaada iyo heerkaaga fikireed; balse uu yahay wax kooban oo ku saabsan xog kooban oo ku xidhan waqtiga aad galisay iyo heerkaaga xusuuseed.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

1: Ogsoonoow in aanay natiijadu jaangoyn karin caqligaaga, kartidaada iyo heerkaaga fikireed; balse uu yahay wax kooban oo ku saabsan xog kooban oo ku xidhan waqtiga aad galisay iyo heerkaaga xusuuseed.

2: Ka fogoow qishka, sababta oo ah waxa uu bahdilayaa caqligaaga, waxa aanu kugu ridayaa kalsooni darro.
3: Akhri dhammaan waxa ku qoran waraaqaha, inta aanad bilaabin shaqada, aadna ugu fiirso ciwaanada.
4: Muuji degganaan iyo u fiirsasho, iskana dhaaf su’aalaha kugu adkaada; waad u soo laabane oo ka shaqee inta kuu fudud.
style=”font-size:16px;”>5: Iska ilaali saamalaylka, hurdo kugu filanna seexo; haddii kale xusuusta iyo degganaanta nafsiyeed ayaa kaa lumi doona.
6: Isticmaal tabaha wax akhriska adiga oo adeegsanaya shuruucdooda.
7: Waqtiyada wax la qaybo waxa ugu fiican, Salaada subax marka laga baxo iyo galinka danbe.
8: Muuji masuuliyad oo ka dheeroow wax walba oo qas keenaya.
Xamse Tudhaale
0634410163


Qorilugud


Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip


Social Media
featured