Qorilugud News Media

Shamicii Gobolka Togdheer ka dhex ifay Soo Rogal Celi.

0
Sunday July 01, 2018 - 13:02:17 in Maqaallo
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Shamicii Gobolka Togdheer ka dhex ifay Soo Rogal Celi.

    Abdirisak Salaad cali waxa uu ka mid yahay aqoon yahanka faro ku tiriska ah ee ku nool magalada burco waxa uu kaalin wayn oo door la taaban karo ka qaatay Arimaha Samafalka 2008dii ilaa 2018

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Abdirisak Salaad cali waxa uu ka mid yahay aqoon yahanka faro ku tiriska ah ee ku nool magalada burco waxa uu kaalin wayn oo door la taaban karo ka qaatay Arimaha Samafalka 2008dii ilaa 2018
Sida dhiiri galinta Dhalinta , ciyaaraha , waxbarashada iyo ka wacyigalinta si ay uga dhawrsanaadan balwadaha

Waxaa uu ahaa dhalinyaradii garbaha u ahaa ololihii xisbiga kulmiye 2010 iyo 2017 kii ee gobolada Togdheer iyo Saraar ,

Wuxuu sal u ahaa hanashadii kursiga ugu sareeya qaranka ee xisbiga kulmiye muddo labo jeer ah hadana uu ka kid yahay xubnahaa ugu culculus ee gobolada togdheer iyo saraar


Sidoo kale waxaa u ka mid yahay dhalinyarada u taagan u gargaarista dadka jilicsan ee dan yarta ah isagoo ka soo qayb qaatay

Ururo faro badan oo samofal ah

Waa shakhsi ku haboon in uu ka mid noqdo masuulinta dhalinyarada ah ee u adeega qarankan isaga oo wali ka helin abaalku ku lahaa xisbiga kulmiye iminkana uu ka rajaynaayo

Hankiisa oo ah mid hiigsi iyo himilo dheer leh

Qorilugud


Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip


Social Media
featured