Share with your friends via email

Dawladda Somaliland oo Shaacisay inay Samaynayso Xeerkii Hawl-gabka iyo Mag-dhowga Shaqaalaha.

Hargeysa(QorilugudNews)- Dawladda Jamhuuriyadda Somaliland ayaa shaacisey inay samaynayso xeerarkii hawl-gabka iyo mag-dhowga Shaqaalaha dawladda.waxa kaloo ay caddaysay in hawl-wadeennada dawladdu aanay shaqeyn karin wax ka badan siddeeda saacadood

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip