Share with your friends via email

[Halkan Ka Daawo:-] Madaxweynihii Hore Ee Somaliland Oo Safarkiisii Ugu Horeeyay Ku Tagay Magaalada Berbera & Soodhaweyn Diiran Oo Lagu Qaabiley.

Berbera(QorilugudNews)- Madaxweynihii Hore Ee Somaliland Axmed Maxamed Maxamuud (Silaanyo) ayaa tan iyo markii uu xilka wareejiyay wuxu safarkiisii ugu horeeyay ku tagay magaalada berbera, halkaas oo soodhaweyn diiran loogu sameeyay.

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip