Qorilugud News Media

Arrimaha Bulshada

Shaaglaydhku Waxa Uu Xoojiyaa Xusuusta Iyo Fahamka Maskaxda Waxa Aanu Caawiyaa Caafimaadka Wadnaha

0 Visits: 248 | Wednesday July 26, 2017 - 07:45:58
Cilmibaadhis dhowaan lagu sameeyey dalka Talyaaniga ayaa lagu ogaaday in cunista geedka Kaakow (Cacao) oo ah geedka laga sameeyo Shaaglaydhka (Jokolaataha) uu wanaajiyo caafimaadka iyo awoodda maskaxda ee fahamka, garaadka iyo xusuusta, gaar ahaan dadka da'da weyn

Read More »

Muhiimadda Caafimaad Ee Cunista Beedku Ay Leedahay Iyo Xaddiga Ugu Habboon Ee Laga Cuni Karo

0 Visits: 500 | Monday July 24, 2017 - 07:38:08
Dad badan ayaa isweydiiya beedka iyo muhiimadda caafimaad ama khatarta uu keeni karo, waxa kale oo aalaaba dadka madow ka gala in uu jiro xaddi u cayiman in aanu qofku ka badin beedka uu cunayo

Read More »

[Halkan Ka Daawo:-]Gacantaada Midig Ha Ku Furin Daaqadda Gaadhigaaga (Xogta Dahsoon)

0 Visits: 513 | Monday July 24, 2017 - 07:29:41
Gacantaada Midig Ha Ku Furin Daaqadda Gaadhigaaga (Xogaha Dahsoon)

Read More »

Halista Caafimaad Ee Ay Sababaan Biyaha La Cabo Cuntada Kadib

0 Visits: 342 | Sunday July 23, 2017 - 00:23:35
Dad badan oo inaga mid ah ayaa waxay caado u leeyihiin inay cabbaan biyaha marka ay cuntooyinka culus cunaan isla markaana ay dharag badan dareemaan,

Read More »

Xidhiidhka Ka Dhexeeya Cadhada Badan Iyo Wadne Istaaga Oo La Ogaadey.

0 Sunday July 23, 2017 - 00:10:53
Daraasad cusub oo ay sameeyeen koox ka socotay dalkaasi Maraykanka ayaa lagu sheegay in qofka cadhada badani uu khatar ugu jiro inuu wadnuhu istaago,isaga oo markasta la kulmaaya khalkhal dhinaca cimilada ah ,gaar ahaana kulaylka jidhka oo is bedbedelaaya,taasina ay tahay ta keeni karta inuu qofkaasi…

Read More »

Noocyada Jacaylka. – W/Q: Axmed Cali Diiriye

0 Visits: 759 | Thursday March 24, 2016 - 12:50:18
Qoraaga Shabakada Caalamiga Ah Ee QorilugudNews Ayaa Markan Dadka Tirada Badan Ee Ku Xidhan QorilugudNews Udiyaariyay Qormo Ku Sahabsan Qayabaha Jacaylka:-Akhris Wacan

Read More »

Duco'Iyo Hanbalyo Doodii Hoggaamiyaasha Xisbiyada Qaranka‏

0 Visits: 947 | Saturday June 27, 2015 - 11:11:55
Isla qiiray af gartay meelna isla dhigay in wixii carqalado ah ee ku yimi wada shaqeynta fulinta sharciga iyo shucuurta dalkeena sii mideysan looga hawlgalo cid kastoo hawshaas aay khuueys

Read More »

XOG : Erayada Dumarku ay jecel yihiin ee xasuusta ku Reebo Akhriso

0 Visits: 2041 | Tuesday August 05, 2014 - 22:39:59
Waxaa hubaal ah dumarku qancintooda ineeysan aheyn wax fudud halka raga in la qanciyaa aay tahay mid adag.

Read More »

Dabeecadaadu haday sidan tahay caafimaad daro ayaad halis ugu jirtaa!!

0 Visits: 1173 | Monday July 28, 2014 - 19:53:10
Dadka xanaaqa badan ayaa la ogaaday inay halis laba jibaaran kala kulmayaan cudurada maskaxda ku dhaca waliba iyagoo dhalinyaro ah.

Read More »

Ha ku fududaan guurka ee si taxadar leh u dooro qofkaad nolosha la wadaagayso

0 Visits: 1539 | Thursday February 06, 2014 - 01:19:18
axaan ahay qoraa inta badan wax ka qora arrimaha bulshada gaar ahaana jacaylka sababaha aan qormadan buuga iyo qalinka ugu qaatay ayaa ahayd, markii aan arkay dhalinyaro si ka fiirsasho la,aan ah u guursada, dhagayte akhriste si aadan unoqon mid guuldaraysta, ha ku fududaan guurka ee si taxadar leh

Read More »

Dood dhex martay safiirka jacaylka aakhiro iyo safiirka jacaylka dunida..

0 Visits: 1669 | Thursday November 28, 2013 - 19:06:05
Maan ta waxa aan idiin haynaa dood aad ukulul oo dhex martay safiirka jacaylka u fadhiya dunida iyo safiirka jacaylka ee aakhiro

Read More »

Astaamaha Noocan ah ayaa lagu gartaa qofka Jacaylka la buka....

0 Visits: 3994 | Monday November 18, 2013 - 20:50:28
Caashaqa waa shey aad u macaan, oo nolosha u yeela dhadhan aad u macaan iyo naxariis iyo wada noolaasho waarta, qofkasta oo inaga mid ah wuu hayaa jacayl ama wuxuu ku soo jiraa wadadii uu jacaylka ugu dhici lahaa

Read More »

Maha Ceeb Caashaqu Runtii !!!!! Qormo Aad U Xiiso Badan Ee Wax Ka Ogow

0 Visits: 1844 | Sunday November 17, 2013 - 00:18:19
Aadanaha cimrigiisa waxa ugu xallad, xiisa iyo xanuun badan waqtiga dhallinyarnimada

Read More »

Jaceylku Ma Cudurbaa Mise Waa .............?

0 Visits: 3228 | Tuesday November 12, 2013 - 20:34:37
jacaylku ma cudurbaa mise waa.. ? hadduu cudur yahay dawo ma leeyahay dawadiisa waa qofka aad jacalaato oo kali ah manta nah ee tahay jawaabtu inaan adiga oo kali ah aan ku jacalahay aan ku bahanahay ?

Read More »

WAAKEE JACAYLKA DHABTA AHI? YAA SHEEGIKARA MACNAHA JACAYL?QALINKII IYO QORAALKII wariye MAXAMUUD C/RAXMAAN XIRSI (FANTASTIC)

0 Visits: 2147 | Monday November 11, 2013 - 17:12:44
waa kee jacaylka dhabta ahi yaa sheegi kara macnaha jacayl maku haleelay caashaqu masa aragtay ciduu heeryada dulsaartay ku habyidhi dushiisoo la heedaadaysoo badan hadaba hadaad hore umaqashay qays iyo layla ceebla iyo

Read More »

Ha Il Maynin Hadii Aad Akhrido Fariintan U Gaara Inta Is Jecel

0 Visits: 2462 | Wednesday November 06, 2013 - 19:51:24
Gabadhyahay Nafteyda Iyo Qalbigeyga Qeyb Kamid Ah Ayaad Saldhig Ka Sameysatay Waxaadna Xukuntay Dhaq Dhaqaqa Xubnahayga

Read More »

Social Media
featured