Qorilugud News Media

Maqaallo

Mucjisada Ku Xeeran Curashada Sanadka Cusub ee Islaamka 1440 Hijriya.

0 Tuesday September 11, 2018 - 11:29:40
Curashada sanadka cusub ee islaamka 1440 Hijriya oo curtay caawa oo ay taariikhda Miilaadiga ahi tahay 11 Sep 2018 ayaa waxa ku xeeran mucjisooyin badan oo kala duwan, Kuwaas oo kala ah sidan:-

Read More »

Siyaasadda Iyo Ganacsiga.

0 Tuesday September 11, 2018 - 11:26:33
Ganacsigu wuxuu ku qurux badan yahay in uu ahaa mid xor ah, oo aan ku xidhnayn cid gaar ah, sidaasi oo kale ayey ganacsatada looga baahan yahay inay ummadda ay ka shaqaysanayaan

Read More »

Mudane Madaxweyne Ma Doonaysaa Inaad Musuqmaasuqa Joojiso Wixii la Dhacayna Aad Soo Celiso.

0 Tuesday September 11, 2018 - 11:20:51
A. Adigu iska bilow oo wixii hanti Qarana ee si xaraana u noqday Mulki aad leedahay soo celi oo waxaad tidhaadaa "Hantidan anigu maan shaqeysan ee umadaay iga qabso.

Read More »

Xukuumada Muuse Biixi Waxay Cadeysatey In Ay Ukala Duwan Yihiin Beeluhu Sida ay U Hagratey Beesha Dhulbahante Colaada dhex martey

0 Tuesday September 11, 2018 - 11:17:26
Marka laga Hadlo Xaqiiqda iyo Waaqiciga Taagan Run ahaantii Dad Kooban ayaa ka Naxa oo Wali Durbaankii Beenta ahaa ee Ololaha u Tumaya Muuse Biixi iyo Xukuumadiisa

Read More »

Xildhibaan Madaxwayne Muuse Biixi Uga Mahad Celiyay Waxqabad Uu Ka Hirgaliyay Deegaankiisa Iyo Baaq Uu Hore Ugu Diray Madaxwaynaha [+Magaca Xildhibaanka].

0 Friday September 07, 2018 - 17:50:05
Xildhibaan Madaxwayne Muuse Biixi Uga Mahad Celiyay Waxqabad Uu Ka Hirgaliyay Deegaankiisa Iyo Baaq Uu Hore Ugu Diray Madaxwaynaha [+Magaca Xildhibaanka].

Read More »

Dhibaatada Iyo Dhibta Ay Qabyaldu Maanta Ku Haysto Dhalinayrada Somaliyeed.

0 Friday September 07, 2018 - 17:30:03
Dhibaatada Iyo Dhibta Ay Qabyaldu Maanta Ku Haysto Dhalinayrada Somaliyeed.

Read More »

Xildhibaan Mubaarik Bidhi Oo Hanbalyo Udiraya ardayda Jamacada Burco Maanta Ka Qalin-jabiyey

0 Thursday September 06, 2018 - 15:24:18
Xildhibaan Mubaarik Bidhi Oo Hanbalyo Udiraya ardayda Jamacada Burco Maanta Ka Qalin-jabiyey

Read More »

Madaxweynaha Cusub Ee Soomaalida Itoobiya: Cunfi Mise Cafis? Falanqeyn

0 Saturday August 25, 2018 - 15:43:22
Tan iyo intii uu xilka iska calisay madaxweynihii hore Cabdi Maxamuud Cumar (Iley) culays kaga yimid Raysal wasaare Abiya iyo is-beddeladiisa Itoobiyada cusub.

Read More »

Horta Yaynu Is Haynaa Ma Golaha Wasiirada Punland Mise Cid Kale

0 Saturday August 25, 2018 - 09:36:41
Horta Yaynu Is Haynaa Ma Golaha Wasiirada Punland Mise Cid Kale

Read More »

Madaxweynaha Cusub Ee Soomaalida Itoobiya Hal Iga Gaadhsiiya...W/Q Cabdikariim Axmed Mooge

0 Visits: 109 | Saturday August 25, 2018 - 09:34:46
Madaxweyne noqo mid walaaleeya dhamaan Soomaalida Itoobiya, gaadhsiiyana horumar iyo badhaadhe. madaxweyne aan hibatayn wixii hore u dhacay, mid aan ka aarsan kuwii dilay walaalkii,

Read More »

Xusuusta Labeenta Reer Sool Ee Darxumada Ugu Geeriyooday Somaliland Iyo Xaalada Taagan Ee Cali Sandule

0 Saturday August 25, 2018 - 09:32:11
Wasiir MOHAMED SAALAX NUUR (FAGADHE) (AHN) ayaa darxumo iyo daryeel la,aan ugu geeriyooday somaliland isaga oo la ogaa heerkii uu ku lahaa dhiska wadanka somalliland

Read More »

Somaliland Waxay Noqotay 'Ilaahay Geel Badan Qof Waa Siin Karaalaakiin Ninkii U Raaci Lahaa Baa Looga Fadhiyaa.

0 Thursday August 23, 2018 - 19:56:38
Marka wax laga faaloonayo wax qirid wax durid iyo wax bogaadin iyo wax u ducacayn iyo rajo in tuba waa inay ka dhex muuqdaan faalo wadan ama Dawladeed ama Ummadeed.

Read More »

Adeeg Cusub Oo Lagu Soo Kordhiyay Taleefoonada Casriga Ah Oo Qofka Ka Caawinaya In Aanu Ku Hurdo Seegin.

0 Thursday August 23, 2018 - 18:31:03
Idaacadda BBC laanteeda dibadda la hadasha ayaa dhowaan sii deysay warbixin ka warramaysa adeeg cusub oo lagu soo daray taleefoonada iyo qalabka

Read More »

Mugdiga Iyo Mad-Madowga Ku Gedaaman Qorshaha Horumarineed Ee heshiiskii DPW Iyo Somaliland Wada Galeen May 2016.

0 Thursday August 23, 2018 - 16:17:32
Qorshaha horumarineed ee Shirkada DPW u dhigtay Dekeda Berbera waxaa ku jira mugdi iyo mad-madow fara badan. Heshiiska balaadhinta Dekeda Berbera ee ay isla qaateen

Read More »

Bedelka Safiir Baashe Cawil Iyo Bilawga Mashaariicda Maxaa Isku Beegay?!

0 Saturday August 18, 2018 - 10:04:46
Dib haynu u milicsano tagtadii shalay iyo hal-hayskii madaxweynaha maanta ee ahaa " Saraynta Sharciga"

Read More »

Waa In La Wadaaga Mansabka, Manfaca, Maganta, Moorada Iyo muquunadaba.

0 Saturday August 18, 2018 - 09:58:02
Qaranimadan lagu naaloonayaa kumey iman habaqleysi iyo hormo-qamaam, kumey iman, kula lihi iyo kaa lihi, kumey iman ku daneyso iyo ka daneyso, kumey iman hanyari iyo hawaawil

Read More »

Waraqad Furan Oo ku Socota Madaxwayne Muuse Biixi.W/Q.Dr. Ali Hassan Hersi

0 Saturday August 18, 2018 - 09:54:45
Ku: Madaxweynaha Jamhuuriyada Somaliland Mudane Madxweyne, Si la ogyahay dalka waxa ragaadiyey Musuqmaasuq baahsan, kaas oo galay dhamaan ilihii dhaqaalaha ee dalka, Musuqmaasuqaasi waa mid Xididaystey

Read More »

La Hadalka Ilmaha Marka Uu Yaryahay Waxa Ay U Fududaysaa In Uu Hadalka U Barto Si Wanaagsan!

0 Saturday August 18, 2018 - 09:51:19
Deraasad cusub oo dhawaan la soo saaray ayaa lagu cadeeyay in la hadalka carruurtu inta ay yar yihiin ee aanay afka baran ay ka caawiso ilmaha yar sidii uu hadalka ugu baran lahaa si aad u wanaagsan.

Read More »

Afarta Nooc Ee Musuqmaasuqa Siyaasadda. W/Q: Cabdiraxmaan Rashiid (Dalmar)

0 Saturday August 18, 2018 - 09:44:51
Musuq-maasuq siyaasadeed waa mid ka mid ah dembiyada ugu Waaweyn ee dhaca xiligan casriga ah. Kiisaska siyaasiyiinta iyo xadgudubka ku takri falka awoodda ayaa la yaab leh

Read More »

Boqor Burhaan vs Boqor Buurmadow....W/Q Axmednuur Guruje

0 Saturday August 18, 2018 - 09:41:59
Sanaddii 2001 , waxa khilaaf wayn oo cirka isku shareeray ka oogmay maamul goboleedka Puntland , khilaafkaasoo ku saabsanaa dib u dhac ku yimi doorashaddii madaxtooyadda iyo madaxwayne la doortay oo aan la isku raacsanayn .

Read More »

Social Media
featured