Qorilugud News Media

Wararka

Madaxweynaha DDSI oo Shir Jaraa’id Saxaafada Deegaanka Ku Siiyay Warbixinta Sooyaalkii Taariikheed ee Deegaanku Soo maray iyo Tabihii Lagaga Talaabsaday Caqabadihii Jiray iyo Saxaafada oo Su’aalo ka Waydiisay

0 Visits: 720 | Saturday November 09, 2013 - 01:12:36
JIGJIGA(QLN)Madaxwaynaha DDSI Md Cabdi Maxamuud Cumar oo shir jaraa'id ugu qabtay xafiiskiisa dhamaan Qaybaha saxaafada deegaanka ayaa waxa uu siwayn oo faah faahsan uga warbixiyay sooyaalka taariikheed

Read More »

Xisbiga Mucaaridka Ah Ee WADANI Oo War-saxaafadeed Ka Soo Saaray Xuska Maalinta Saxaadda

0 Visits: 630 | Saturday November 09, 2013 - 01:03:44
Xisbiga Mucaaridka ah ee WADANI ayaa ka hadlay xuska maalinta Saxaafadda adduunka, oo loo dabaal degidoono bari oo Sabti ah. Sidaana waxaa lagu sheegay war-saxaafadeed uu Xisbigaasi soo saaray

Read More »

Wasiirka Warfaafinta Somaliland Oo Maalinta Bari Ah Khud-Bad Ka Jeedin Doona Xuska Maalinta Saxaafadda

0 Visits: 563 | Saturday November 09, 2013 - 00:54:32
Wasiirka wasaaradda Warfaafinta, dhaqanka iyo wacyigelinta Somaliland Mudane Cabdilaahi Maxamed Daahir (Cukuse) ayaa dhammaan saxaafadda dalka ku bogaadisay sanad-guurad guurradda 15-aad ee xuska maalinta Saxaafadda Somaliland oo Sabtida Beri ku beegan

Read More »

Xukuumadda Somaliland Oo Beenisay Warar Been Abuura Oo Ka Soo Baxay Dawlada Somaliya

0 Visits: 568 | Saturday November 09, 2013 - 00:45:13
Dawladda Somaliland oo waxba kama jiraan ku tilmaantay inay jiraan cid matasha wasaaradda caafimaadka oo Muqdisho u tagey ka qaybgalka shir

Read More »

Ciidmada Amniga Ee Somaliya Oo Qabtay Hal Qof Oo La Sheegay In Uu Ku Lug Lahaa Qarax Ka Dhacay Hotel Maka Al-Mukarama ee Muqdisho.

0 Visits: 596 | Friday November 08, 2013 - 20:39:40
Laba qarax oo is-xigay ayaa goor-dhawayd ka dhacay hoteelka Maka Al-Mukarama ee magaalada Muqdisho, iyadoo mid ka mid ah qaraxyadan uu ka dhacay gudaha hoteelka iyadoo ruux boorsada Lap-top-ka sitay uu si lama filaan ah uga qarxay.

Read More »

Sacuudiga Oo Maal Geshaday Qumbuladda Nukliyarka (Nuclear Bomb) Ee Dalka Pakistan

0 Visits: 671 | Friday November 08, 2013 - 20:19:15
DAwladda Sacuudi Carabiya, Ayaa Maal Gashatay Hubka Nukliyeerka(Nuclear Bomb) ee Waddanka Pakistan, Oo Ay Hub Ka Soo Qaadan Karto Xilliga Ay Doonto.

Read More »

QORILUGUD TV Ka Daawo: Weftigii Reer Kenya Ee Dalka Ku Sugnaa Ayaa Si Ballaadhan Loogu Soo Dhaweeyey Magaalada Berbera,. Kormeerna Ku Tegey Dekedda Berbera Iyo Haamaha Shidaalka .

0 Visits: 607 | Friday November 08, 2013 - 20:05:35
Weftigii Reer Kenya Ee Dalka Ku Sugnaa Ayaa Si Ballaadhan Loogu Soo Dhaweeyey Magaalada Berbera, Kormeerna Ku Tegey Dekkeda Iyo Haamaha Shidaalka Ee Magaalada Berbera.

Read More »

Gudoomiyihii Bangiga Dhexe Ee Somalia Yusur Abraar Oo Sheegtay In Ay Is Casilaadeeda Ka Dambaysey Hanjabaad Uga Timid Qaar Ka Mid Ah Ganacsato Ay Isku Dhow Yihiin Madaxweynaha Soomaaliya.

0 Visits: 665 | Friday November 08, 2013 - 19:56:38
Gudoomiyihii Bangiga Dhexe Ee Soomaaliya Marwo Yusur Abraar, Ayaa Sheegtay Dhawr Maalmood Kaddib Markii Ay Xilkeeda Iska Casishey, In Ay Is Casilaadeeda Ka Dambaysey Cabsi Gelin Iyo Caga Jugleyn Kaga Timid Ganacsato Ay Qaraabo Yihiin Madaxweynaha Soomaaliya Mr.Xasan Sheekh Maxamuud

Read More »

QORILUGUD TV Ka Daawo:Maayarka Magaalada Turku Ayaa Maanta Si Balaadhan Loogu Soo Dhaweeyay Magaalada Burco

0 Visits: 616 | Friday November 08, 2013 - 19:38:00
Maayarka Magaalada Turku Ayaa Maanta Si Balaadhan Loogu Soo Dhaweeyay Magaalada Burco

Read More »

Gudoomiyaha Gobolka Hawd Ibraahim Xaji Xasan Ayaa Waxa La Filayaa In Uu Ka Mid Noqdo Golaha Wasiirada Cusub Ee Xukuumada Somaliland

0 Visits: 684 | Friday November 08, 2013 - 17:58:15
Gudoomiyaha Gobolka Hawd Ibraahim Xaji Xasan Ayaa Waxa La Filayaa In Uu Ka Mid Noqdo Golaha Wasiirada Cusub Ee Xukuumada Somaliland

Read More »

Xubno Ka Socda Baarlamaanka Kenya Oo Booqday Xarunta Guddida Daba Galka Xasuuqa Iyo Masuuliyiinta Xafiiskaasi Oo Faah Faahin Ka Siiyey Xasuuqii Dhacay Sideetamaadkii.

0 Visits: 669 | Friday November 08, 2013 - 16:34:17
Hargeysa-(QLN)-Wefti Xildhibaano Ah Oo Ka Socda Baarlamaanka Dalka Kenya Oo Shalay Socdaal Ku Yimi Dalka Ayaa Booqday Xarunta Daba Galka Xasuuqii Ka Dhacay Somaliland Sannadihii Sideetamaadkii Ee Dawladdii Maxamed Siyaad Barre U Geysatey Shacabkii Ku Bhaqanaa Gobollada Somaliland. Xubnahan

Read More »

Xafiiska Ethiopia Ku Leedahay Hargeysa Oo Fiisihii Dalkooda Lagu Galayey Adkeeyey Iyo Jaha-Wareer Haysta Dad Muraado Kala Duwan U Leh Dalkaasi

0 Visits: 575 | Friday November 08, 2013 - 15:54:25
Muwaadiniin aad u tiro badan reer Somaliland ah oo muraado kala duwan u tagi lahaa dalka Ethiopia

Read More »

Marwo Amaal Xaaji Axmed Miisaan Oo Iska Casishay Xubin Nimmadi Gudida Qaban-qaabada Shirka Kulmiye

0 Visits: 642 | Friday November 08, 2013 - 14:48:55
Marwo Amaal Xaaji Axmed Miisaan Oo Iska Casishay Xubin Nimmadi Gudida Qaban-qaabada Shirka Kulmiye

Read More »

Guddoomiyaha Golaha Dhexe Ee Xisbiga Kulmiye Ayaa Tilmaamay In Dib Loogu Noqdo Xubnihii Qabanqaabada Shirweynaha Xisbiga Kulmiye

0 Visits: 628 | Friday November 08, 2013 - 13:48:44
Guddoomiyaha golaha dhexe ee xisbiga Kulmiye Jaamac Ismaaciil Cige (Jaamac Shabeel) ayaa lagama maarmaan ku tilmaamay in dib loogu noqdo xubnihii dhawaanta loo magacaabay qabanqaabashada shirweynaha xisbiga Kulmiye

Read More »

Xoghayihii Guud Ee Xisbiga Ucid Mudane Axmed Kayse Oo Is Casilay, Kadib Markii Uu Arkay Talladii Xisbiga Oo La Tahriibiyey.

0 Visits: 646 | Friday November 08, 2013 - 05:48:51
Runtii Waxa Ay Is-Casilaadaydu Salka Ku Haysaa Kadib Markii Aan Arkay In Talladii Xisbiga La Tahriibiyey Oo Iyada Oo Aanay Jirin Wax La Isku Raacsan Yahay Ama Aan La Is Qancin............. London-(QLN)-Xoghayahii Guud Ee Xisbiga Ucid Mr. Axmed Aadann Ismaaciil (Keyse) Oo Muddooyinkna Dambe Ku Sugnaa…

Read More »

QORILUGUD TV Ka Daawo: Prof. Ahmed Siciid Samatar Oo Waraysi Xasaasiya Lala Yeeshay Sheegayna In Somaliland Tahay Dal, Soomaaliyana. Ku Sheegay Meel Aan Waxba Ka Soo Socon

0 Visits: 1127 | Friday November 08, 2013 - 01:43:57
Prof. Axmed Siciid Samatar Oo Waraysi Xasaasiya Lala Yeeshay, Sheegayna In Somaliland Tahay Dal Ku Yaal Geeska Afrikana, Soomaaliyana Ku Sheegay Meel Aan Waxba Ka Soo Socon

Read More »

R-Qorilugud: Halkan Ka Dhegayso Idaacaddeenii Fiidnimo Ee Shebekadda Caalamiga Ah Ee Qorilugudnews Oo Idiin Ka Imanaysa Istudiyaheena Magaalada Hargaysa Bye:Wariye Cabdiraxman Cilmi Xirsi

0 Visits: 644 | Thursday November 07, 2013 - 23:35:44
Halkan Ka Dhegayso Idaacaddeenii Fiidnimo Ee Shebekadda Caalamiga Ah Ee Qorilugudnews Oo Idiin Ka Imanaysa Istudiyaheena Magaalada Hargaysa Bye:Wariye Cabdiraxman Cilmi Xirsi

Read More »

QORILUGUD TV Ka Daawo: Saado Cali Warsame Oo Sheegtay Inaanay Jirin Wax Khaatumo La Yidhaahdaa, Dadka Deegaankaasina Ay Yihin Maamulka Puntland Sidoo Kale Somaliland Ku Sheegtay Maamul Soomaaliya Ka Tirsan.

0 Visits: 560 | Thursday November 07, 2013 - 22:50:05
Saado Cali Warsame Oo Sheegtay In Aanay Jirin Wax Khaatumo La Yidhadaa, Dadka Deegaankaasina Ay Yihin Maamulka Puntland´Aadna U Amaantay Maamulkaasi Puntland

Read More »

QORILUGUD TV Ka Daawo: Dawladda Hoose Ee Degmada Gabiley Oo Maanta Dib Uu Bilowdey Hawl Galo Ay Ku Banaysay Waddooyin Cusub Oo Dhismahooda La Bilaabayo.

0 Visits: 607 | Thursday November 07, 2013 - 19:44:49
Dawladda Hoose Ee Degmada Gabiley Oo Maanta Dib Uu Bilowdey Hawl Galo Ay Ku Baneysay Waddooyin Cusub Oo Dhismahooda La Bilaabayo

Read More »

QORILUGUD TV Ka Daawo: Xukuumadda Somaliland Oo Xalay Casho Sharaf U Samaysay Weftigii Ballaadhna Ee Ka Socdey Dalka Kenya.

0 Visits: 962 | Thursday November 07, 2013 - 19:09:43
Xukuumadda Somaliland Oo Xalay Casho Sharaf U Samaysay Weftigii Ballaadhna Ee Ka Socdey Dalka Kenya.

Read More »

Social Media
featured