Qorilugud News Media

Wararka

Ciidamo Badan Oo Maamul Gobolleedka Puntland Soo Dhoobeen Jiidda Tukaraq, Rasaas Teel Teel Ah Oo Laga Maqlayay Aagaasi Iyo Ciidamada Somaliland Oo Heegan Buuxa Lagaliyay.

0 Monday February 19, 2018 - 13:13:03
Hargeysa(QorilugudNews)- Iyadoo ay wali socdaan dadaalo iyo dhaq dhaqaaqyo xoogan oo lagu baajinayo inuu wax dagaal ahi ka qarxo jiida Tukaraq ee ay isku hor fadhiyaan Ciidamada Qaranka Somaliland iyo Ciidamada Maamul Goboleedka Soomaaliyeed ee Puntland oo ay wadaan beesha Caalamka,

Read More »

[Halkan Ka Daawo:-] Maareeyaha Haayada Ka Hortaga Aafooyinka Somaliland Oo Siro Badan Kashifay, Kana Waramay Halkay Ku Danbeysay Lacagtii Guddida Abaaruhu Uruurisay.

0 Monday February 19, 2018 - 10:07:10
Maareeyaha Haayada Ka Hortaga Aafooyinka Somaliland Oo Siro Badan Kashifay, Kana Waramay Halkay Ku Danbeysay Lacagtii Guddida Abaaruhu Uruurisay.

Read More »

Wareysi Dhinacyo Badan Taabanaaya Oo Laga Qaadey Afhayeenka Guddida Diwaangalinta Ururada Siyaasada Ee Somaliland [+Muuqaal]

0 Monday February 19, 2018 - 09:59:08
Wareysi Dhinacyo Badan Taabanaaya Oo Laga Qaadey Afhayeenka Guddida Diwaangalinta Ururada Siyaasada Ee Somaliland.

Read More »

Somaliya Oo Xaalad Jaah-wareer Ah Gashey Iyo Masuuliyiinta Ugu Saraysa Oo Madaxa Iskula Jira.

0 Monday February 19, 2018 - 09:49:02
Hargeysa(QorilugudNews)- Madaxweynaha dalka Somaliya Maxamed Cabdilaahi Farmaajo iyo Raysal wasaarihiisa Xassan Cali Khayre ayaa waxaa ka dhex qarxay khilaaf siyaasadeed,

Read More »

LUBNAAN: Dilalka Dhallinyaradu Waalidkood Kula Kacaan Oo Korodhay Iyo Wiil Aabihii Mindi Ku Dilay !

0 Monday February 19, 2018 - 09:43:14
Hargeysa(QorilugudNews)- Da'yarta qaarkood ayaa waxay ku kacaan falal aad u fool xun oo cawaaqibka ka dhallanayaa noqonayo kuwa aan waligood ka daba hadhin qofka ku kaca amase geysta.

Read More »

Ururka IGAD Oo Sheegay Inay Dedaal Ku Bixinayaan Sidii Ay Uga Qeyb Gali Lahaayeen Wada Hadalada Jamhuuriyada Somaliland Iyo Somaliya[+Muuqaal]

0 Sunday February 18, 2018 - 19:59:12
Ururka IGAD Oo Sheegay Inay Dedaal Ku Bixinayaan Sidii Ay Uga Qeyb Gali Lahaayeen Wada Hadalada Jamhuuriyada Somaliland Iyo Somaliya

Read More »

[Halkan Ka Daawo:-]Wasiirka Cadaalada Somaliland Oo Soo Kormeeray Xabsiga Dhexe Ee Degmada Caynaba Gaadhsiiyayna Agab Iyo Raashin

0 Sunday February 18, 2018 - 19:53:40
Wasiirka Cadaalada Somaliland Oo Soo Kormeeray Xabsiga Dhexe Ee Degmada Caynaba Gaadhsiiyayna Agab Iyo Raashin

Read More »

[Halkan Ka Daawo:-]Gudoomiyaha Xisbiga Ucid Iyo Hogaamiyaha Khaatumo Oo Kulan Sagootin Ah Loogu Sameeyay Dalka Jarmalka

0 Sunday February 18, 2018 - 19:46:18
Gudoomiyaha Xisbiga Ucid Iyo Hogaamiyaha Khaatumo Oo Kulan Sagootin Ah Loogu Sameeyay Dalka Jarmalka

Read More »

[Halkan Ka Daawo:-]Madasha Wadatashiga Oo Baaq Ku Saabsan Wad-hadalada Somaliland Iyo Soomaaliya U Diray Madaxweyne Muuse Biixi

0 Sunday February 18, 2018 - 19:41:00
Madasha Wadatashiga Oo Baaq Ku Saabsan Wad-hadalada Somaliland Iyo Soomaaliya U Diray Madaxweyne Muuse Biixi

Read More »

[Halkan Ka Daawo:-]Badhasaabka Gobolka Togdheer Oo Wareysi Xasaasi Ah Kaga Hadlay Arrimaha Gobolka

0 Sunday February 18, 2018 - 15:48:17
Badhasaabka Gobolka Togdheer Oo Wareysi Xasaasi Ah Kaga Hadlay Arrimaha Gobolka

Read More »

[Halkan Ka Daawo:-]Wasiirka Gaadiidka Iyo Horumarinta Jidadka Somaliland Oo Kormeeray Wadada Ceerigaabo Kuna Dhawaaqay In Dib Loo Bilaabayo

0 Sunday February 18, 2018 - 15:39:46
Wasiirka Gaadiidka Iyo Horumarinta Jidadka Somaliland Oo Kormeeray Wadada Ceerigaabo Kuna Dhawaaqay In Dib Loo Bilaabayo

Read More »

Maamulka Jaamacadda Hargeysa Oo La Ogaadday Inay Tacaddiyo u gaystaan Shaqaalaha Jaamacaddaas [+Maxaa Soo Kordhey]

0 Sunday February 18, 2018 - 15:36:44
Hargeysa(QorilugudNews)- Shaqaalaha kala duwan ee ka hawl-gala jaamacadda Hargeysa ayaa muddooyinkii u dambeeyay si wayn uga cabannaayay dhibaatooyin fara-badan oo ka jira xarunta jaamacadda Hargeysa.

Read More »

[Halkan Ka Daawo:-]Xildhibaanada Golaha Wakiilada Oo Ku Kala Aragtiyo Duwan Qaabka Dastuurka Somaliland Loo Furayo.

0 Sunday February 18, 2018 - 15:32:24
Xildhibaanada Golaha Wakiilada Oo Ku Kala Aragtiyo Duwan Qaabka Dastuurka Somaliland Loo Furayo.

Read More »

[Halkan Ka Daawo:-]Guddida Dhaqaalaha Ee Golaha Wakiilada Somaliland Oo Kormeeray Kastamka Iyo Dekada Caalamiga Ee Berbera

0 Sunday February 18, 2018 - 15:26:12
Guddida Dhaqaalaha Ee Golaha Wakiilada Somaliland Oo Kormeeray Kastamka Iyo Dekada Caalamiga Ee Berbera

Read More »

[Halkan Ka Daawo:-]Wasiiro Ka Tirsan Xukuumada Oo Kormeeray Waddada Isku Xidhaysa Hargeysa Ilaa Sheekh Oo Laga Maal Gelinayo SDF

0 Sunday February 18, 2018 - 15:17:56
Wasiiro Ka Tirsan Xukuumada Oo Kormeeray Waddada Isku Xidhaysa Hargeysa Ilaa Sheekh Oo Laga Maal Gelinayo SDF

Read More »

Dood Adag Oo Lagu Lafa Gurayay Wada Hadalada Jamhuuriyada Somaliland Iyo Dalka Somaliya Ku Dhexmari Doona Dalka Jabuuti[+Muuqaal]

0 Sunday February 18, 2018 - 15:07:22
Dood Adag Oo Lagu Lafa Gurayay Wada Hadalada Jamhuuriyada Somaliland Iyo Dalka Somaliya Ku Dhexmari Doona Dalka Jabuuti

Read More »

[Halkan Ka Daawo:-]Qaabka Ay Dawlada Hoose Ee Caasimada Hargeysa U Baabiisay Meherado Ku Yaalay Suuqa Weyn Ee Hargeysa

0 Sunday February 18, 2018 - 15:02:28
Qaabka Ay Dawlada Hoose Ee Caasimada Hargeysa U Baabiisay Meherado Ku Yaalay Suuqa Weyn Ee Hargeysa

Read More »

[Halkan Ka Daawo:-]Badhasaabka Gobolka Awdal Oo Maanta Kulan Xog-Waran Ah La Qaatay Laamaha Hay'adaha Dowlada Ee Gobolka Awdal

0 Sunday February 18, 2018 - 14:54:08
Badhasaabka Gobolka Awdal Oo Maanta Kulan Xog-Waran Ah La Qaatay Laamaha Hay'adaha Dowlada Ee Gobolka Awdal

Read More »

[Halkan Ka Daawo:-]Wasiirka Wasaarada Cadaalada Somaliland Oo Deeq Isugu Jirta Raashin,Bustayaal Iyo Timirba Gaadhsiiyay Xabsiga Weyn Ee Burco

0 Sunday February 18, 2018 - 14:46:25
Wasiirka Wasaarada Cadaalada Somaliland Oo Deeq Isugu Jirta Raashin,Bustayaal Iyo Timirba Gaadhsiiyay Xabsiga Weyn Ee Burco

Read More »

[Halkan Ka Daawo:-] Maxkamada Degmada Hargeysa Oo Xukuno Ku Riday Dad Naafo Ah Oo Dareenkooda Cabiray & Haa'yada Xaquuqda Aadamaha Oo Ganafka Ku Dhufatay.

0 Sunday February 18, 2018 - 13:29:43
Maxkamada Degmada Hargeysa Oo Xukuno Ku Riday Dad Naafo Ah Oo Dareenkooda Cabiray & Haa'yada Xaquuqda Aadamaha Oo Ganafka Ku Dhufatay.

Read More »

Social Media
featured