Qorilugud News Media

Maqaallo

Tuma ayey ahayd Xaaskaygii? by AxmedShaakir Cawil

0 Monday February 05, 2018 - 10:31:51
Tuma ayey ahayd Xaaskaygii? by AxmedShaakir Cawil

Read More »

Digniin: Isticmaalka Joogtada Ah Shabakadaha Xidhiidhka Bulshadu Waxa Ay Keentaa Cimri Degdeg

0 Monday February 05, 2018 - 10:28:28
Cilmibaadhis cusub ayaa daahfurtay in isticmaalka joogtada ah ee baraha bulshadu ku xidhiidho ee internet ku ay sababto cimri degdeg. Sida ay ku warrameen cilmibaadhayaal ka tirsan jaamacadda Standford ee dalka Maraykanku,

Read More »

Xukuumadu Waa Inay Dib U Hawl Galisaa Guddidii Abaaraha: W/Q Maxamuud Cali Walaaleeye

0 Monday February 05, 2018 - 10:23:26
Guddiga Ka Soo Kabashada Abaaraha oo la dhisay badhtamahii sannadkii dhamaaday ayaa loo xilsaaray inay isku-dubaridaan qaababkii loo taakulayn lahaa dadkii ku tabaaloobay abaarahii dalka ka dhacay sannadkii hore iyo kuwii ka horeeyey.

Read More »

Qisada Heesta Waxba Iilamaad Hadhin Ee Cabdi Qays

0 Monday February 05, 2018 - 10:18:00
Heestan wuxu markii ugu horeysay soo saaray abwaan Cabdiqays 1988kii markii Burco iyo Hargeysa dagaaladu ku dhexmarayeen Xoogagii SNM iyo Ciidamadii Taliskii Siyaad Barre.

Read More »

Sidee Muwaadiniinta SL Ukala Micnaysteen Magacaabisti Madaxweynaha? Q: Abdishakur Gande.

0 Visits: 23 | Monday February 05, 2018 - 10:16:17
Matalka siyaasad wadaaga bulshada – Abdishakur Gande – Markii magacaabistu soo baxday sidee bulshadu u kala aragtay?

Read More »

Haddii lagu aamino ka fogaw xatooyada.

0 Tuesday January 30, 2018 - 11:15:54
Waxan manta doonayaa in maqaal kooban ku soo qaato xatooyada ka dhici karta dadka xilka haya haddii aanay ka taxadirin oo iska ilaain xaraanta iyo xumaanta ilaahayna ka cabsan.

Read More »

Xidhiidh Baa Ka Dhexeeya Hooyada Uurka Leh Oo Dawooyinka Asiidha Caloosha Loo Isticmaalo Cunta Iyo Cudurka Xiiqda Oo Carruurta Ku Dhaca.

0 Tuesday January 30, 2018 - 11:03:04
Cilmibaadhis cusub oo dib u eegis ku samaysay cilmibaadhiso hore iyo shaybaadho lagu sameeyey dumar xilligii uurka isticmaali jiray dawooyinka Gaasta caloosha loo isticmaalo (Gaastari)

Read More »

Sida Loo Yarayn Kara Sixir Bararka Sameeyay Umada Somaliland ?

0 Tuesday January 30, 2018 - 11:00:09
hadaba waxan idiin so gudbin doona 10 talaabo oo aad u wanagsan oo haddi lagu dhaqmo hoos u dhac ku imanaayo sixir bararka nafeeyay umada somaliland

Read More »

Ramaax iyo Reer Gabiley

0 Tuesday January 30, 2018 - 10:57:00
Waad salaamantiin Shaqaale waynaha QorilugudNews Ee Mar walba wararka xaqiiqada ah bulshada usoo tabiya. Intaasi kaddib, waxan hambalyo iyo ducaba halkan uga dirayaa; mudane Maxamuud Cali Sulaymaan (Ramaax) oo loo magacaabay,

Read More »

Shirka Garxajis: Mashruuc Dhankastaa u Dhiil culan !

0 Tuesday January 30, 2018 - 10:54:46
Marka aan dib u jalleeco Xusuus-qorkayga waxay ahayd maalin Khamiis ah oo taariikhdu ay ahayd 9kii August 2016, waxaana aanu sii gelaynay Shirkii Todobaadlaha ahaa ee ay Golaha Wasiirradu ku yeeshaan Qasriga Madaxtooyada

Read More »

Naciimaay: W/Q Abdilmalik Musa Coldoon

0 Tuesday January 30, 2018 - 10:52:30
Naciimaay , Calanka aad jeceshahay cadaalad waxa ka waayey Qalbidhagax , oo u soo halgamay , kuna waayey qaar ka mida ah ehelkiisa, abaalkiisiina waxa uu noqday in la dafiro muwaadinimadiisa ,

Read More »

Bishan Bisheedi 1975-kii: Layntii Culimada Soomaliyeed Ee Siyaad Barre.

0 Tuesday January 30, 2018 - 10:51:10
Akhriste qormadan waxaynu kusoo qaadan donaa,mid kamida dhacdooyinkiiugu xanuunka badanaa ee tariikhda umada somaliyeed soo marta tan iyo intii ay hano-qaaday dawladnimo ka dhalatay arlada somaliyeed.

Read More »

Waxaan ugu Darayaa Go'aamada Sixir Bararka

0 Tuesday January 30, 2018 - 10:49:39
Marka hore waxa aan hambalyo u dirayaa Gudida sixir bararka ee maanta ku dhawaaqday qodobada lagu xakamaynayo sixir bararka korna loogu qaadayo qaayaha shilinka JSL.

Read More »

Xoriyada Qowlka Iyo Kala Garashada Khaladka Iyo Saxa!

0 Tuesday January 30, 2018 - 10:47:10
Xoriyada qawlku waa xaq aas aasiya oo Allah(swt) uu siiyey Adoomadiisa, Balse fasirkeeda gaarka ahi ma aha mid Adoomuhu ku heshiis yihiin oo macne isku mida ugu fasirtaan balse waa mid sida ay jecel yihiin kolba u dabakhaan Somalidu na Waxaabey ku maahmaahaan :

Read More »

“Somaliland Waxa 27 Sanno Cadow U Liicin Waayay Midnimada Beesha Dhexe"...W/Q M Hagi

0 Monday January 29, 2018 - 11:30:14
Somaliland waxa ay halkaa ku soo gaadhay oo cadow u liicin kari waayey oo 27 sano oo bilaa aqoonsi ah ay ku soo samatobaxday midnimada beesha dhexe.

Read More »

Qowlaysatada Arxanka Daran Ee Somaliland Ka Jirta Iyo Sida Laysaga Qaban Karo

0 Monday January 29, 2018 - 11:27:46
Tiridoodu kama badna boqolkiiba hal (1%), haddana waxa gacanta ugu jira dhaqaalaha, siyaasada iyo masiirka ummada inteeda kale oo ah (99%).

Read More »

Maxaa Keeni Kara In Lacag Ay Qiimo Dhacdo..W/Q Prof Sakariye Muuse

0 Monday January 29, 2018 - 11:25:57
Korodhka lacagaha Bank Dhexe ku soo dayay dhaqalaha iyo lacagta Somaliland shilling ah ee mobile ku jirta ee ka so baxda shirkada aynu soo sheegnay oo faraa ka baxay wa qodobka koowaad ee keenay in lacagta Somaliland ay qiime dhacdoo

Read More »

Sixir Bararka Waxa inoo keenay Ethoipia

0 Monday January 29, 2018 - 11:22:54
"Cudurka kaagala Fardaa hadii laga Gubo Dameer Dawada lama gaadhayee"Habeen kasta ganacsatada Qaadku waxay Suuqyada Soomaliland soo Galiyaan Malaayin shiling ka Soomaliland ah iyaga oo doonaya sarif dollar ah oo ay ku badeshaan Cash kooda

Read More »

Sheeko Kale: Wehel Doon! Cabdisalaam Yaasiin

0 Monday January 29, 2018 - 11:21:08
Laan geed ku taal ayaa laan kale u cabatay. Waxay tidhi, "Dunidi sanqadh iyo sunqudh toona ma leh. Talow maxa dhacay?" "Malaha saxal baa ina fuulay", ayay u celisay laantii kale.

Read More »

Gabadhii gaabsiga Samaysay waxay ku dooday Ragibaa Gaabsiga jecel

0 Saturday January 27, 2018 - 12:08:48
Beribaa Gabadh Gashaanti ahi is aragtay in ay da'ahaan korayso oo ay ubaahantahay Nin Guur sada oo Mustaqbalkeeda weeleeya Gabadhaasi waxay Ku noolayd Tuulo rag badan oo gayaankeed ahi joogaan

Read More »

Social Media
featured