Qorilugud News Media

Maqaallo

Shebekedda Hadhwanaagnews oo isu bedeshay Xero lagu tababaro Dhalinyarada Aqoontoodu liidato ee beelaha Arab iyo ninka iska leh oo websiteyo badan ookale u samaystay Cayda, iskudirka iyo aflagaadada.–

0 Visits: 1043 | Sunday November 17, 2013 - 17:05:02
Axmednaasir ninka la yidhaa oo ah ninka iska leh hadhwnaagnews wuxuu 2dii sanno ee u danbeeyey wadey in dhalinyrda beeshiisa uu ku tababaro mihnadda saxaafadda ee anu isba aqoonta u lahayn

Read More »

Waaxay Hambalyo Dhalasho Wacan U Diriyaan Iibraahin Maxamed Yusuuf (Jaamuuriya ) iyo Nimco Sh.Axmed Cali (Weerar),oo u Maanta Wiil Ugu Dhaashay Magalada Hargeysa

0 Visits: 746 | Saturday November 16, 2013 - 22:20:33
Waaxay Hambalyo Dhalasho Wacan U Diriyaan Iibraahin Maxamed Yusuuf (Jaamuuriya ) iyo Nimco Sh.Axmed Cali (Weerar),oo u Maanta Wiil Ugu Dhaashay Magalada Hargeysa

Read More »

HABEENKU QADHAADHAA (Alle diluunbaa dhinta) Qalinkii Mohamed Cabdirahman

0 Visits: 996 | Saturday November 16, 2013 - 17:37:51
Ninkii kaliya ee ka badbaaday 47ka qof ee lagu xasuuqa xeebta jaziira Wuxu nin folsafi ahi yidhi "dadkaan taariikhdooda darsini waxay ku celceshadaan khalkoodii hore" sidaas awgeed taariikhdani waxay mudantahay in laga bogto si aan lagu xabashii shalay. SABABTA IGU KALAIFTAHAY IN AAN SOO XIGTO BUUGA…

Read More »

xisbiyada mucaaradka somaliland dalka may duminayaan mise horuu mar ayay ladoonayaan??–

0 Visits: 804 | Friday November 15, 2013 - 19:58:47
waxaan salaamayaa dhamaan bulsha waynta somaliland meelkasta oo ay joogaan waxaana leeyahay horuu mar midnimo iyo badhaadho ayaan dhamaanteenba inoo rajaynayaa waxaan jeclaa inan kahadlo xisbiyada mucaaradka somaliland

Read More »

Wasiir XIRSI Ma Awood , Mise Karti ..??? C/Xakiim Axmed Cali (Hindi) Qalinmaal Group

0 Visits: 737 | Friday November 15, 2013 - 14:02:05
Aadamigu taariikh ahan weligeed way dareensyanayeen in xiqdiga iyo xasadku yahay astaamo aanay lahayn dadka sharafta iyo caqliga wanaagasani. Iyadoo dadka wanaagsan ee dadaalka iy waqabadka leh loo yeelayo xuman iyo dhaleecayn waa akhlaaq aan wanaagsanayn oo dhaawacaysa walaaltinimada iyo iskashi islaanimo.…

Read More »

Hadii Aanu Daaqada Ka Eegi Jirnay Dulmiga Ka Socda Wasarada Arimaha Dibeda Somaliland Iminka Albaabka Ayaanu Ka Soo Geli Doonaa: Qalinkii Abdilahi Indho London–

0 Visits: 871 | Tuesday November 12, 2013 - 13:59:11
ilo xogogaala oo ka ag dhow Safaarada Somaliland ee Uk ayaa daboolka ka qaaday in Wakiilka Somaliland ee UK Mr.Cawaale iyo dhalinyaro ay isku beel hoose yihiin ay si joogto ah warar been abuura ugu gudbiyaan Wasaarada Arimaha Dibeda Somaliland

Read More »

The End Of Propaganda Against Ethiopia Comes To Reality/ Dr. Moha.

0 Visits: 989 | Tuesday November 12, 2013 - 02:21:47
The African Media Leaders Forum Enabled African Media Practitioners Know The Reality In Ethiopia Despite The Long Time International Media Propaganda Against Freedom Of Expression In The Country, Former President Of Journalists For African Renaissance.

Read More »

In Last Three Years, Somaliland’s Annual Budget Rose By More Than 350%.

0 Visits: 750 | Tuesday November 12, 2013 - 02:13:12
The Government Of Somaliland Has Made Tremendous Progress And The International Community Is Ready To Help These Achievements Through Support To The Country's National Vision And The National Development Plan" Mr. Erik Solheim, Chair Of The OECD Development Assistance Committee (DAC), During His Recent…

Read More »

Musharixii ugu horeeyay ee isu soo sharaxa doorashada 2015 ee Golaha baarlamnka ee Somaliland Mr Saciid Cabdisamed Cudhey ee xusbiga UCID oo dhaleeceeyay falka foosha xun ee lagula kacay Mujaahid Maxamed Kaahin.

0 Visits: 787 | Monday November 11, 2013 - 21:51:56
Mid ka mid ah musharixiinta u taagan Golaha baarlamaanka Ee Somaliland ee Sanadka 2015 Ee soo socda Musharax Siciid Cabdisamad Cudhay ayaa Ka hadlay Dhacdadii lagu bartimaameedsaday Gudoomiye Kuxigenka Labaad ee Xisbiga Kulmiye Md Maxamed Kaahin

Read More »

Ogeysiis: Waxaa la Ogeysiinayaa Dhamaan Ardayda Reer Somaliland Ee Aan Awoodin Inay Iska Bixiyaan Jaamacadaha In Loo Hayo Deeq Waxbarasho Jaamacadeed Oo Dalka Gudihiisa Ah

0 Visits: 792 | Monday November 11, 2013 - 18:21:59
Ogeysiis: Waxaa la Ogeysiinayaa Dhamaan Ardayda Reer Somaliland In Loo Hayo Deeq Waxbarasho Jaamacadeed Oo Dalka Gudihiisa Ah

Read More »

Dhamaan Bahda QorilugudNews Waxay Hambalyo Meher U Diraysa Boqor Mustafe yuusuf Cabaade Iyo Boqoradiisa Asna Ahmed Jaamac

0 Visits: 825 | Monday November 11, 2013 - 12:05:03
Dhamaan Bahda QorilugudNews Waxay Hambalyo Meher U Diraysa Boqor Mustafe yuusuf Cabaade Iyo Boqoradiisa Asna Ahmed Jaamac

Read More »

SHEEKO DHAKO-FAAR AH: Labadan Hablood Iyamaad Guursan Lahayd? W/Q Abwaan Nageeye Cali Khaliif (Safiirka)

0 Visits: 1216 | Monday November 11, 2013 - 11:31:04
Waxaa Lagu Ducaysan Jiray, Ilaahayoow Aqoona Ha Nagu Cadaabin Eexna Ha Nooga Tagin; Dhammaantiin Waxaad Tihii Garsoorayaashii Jacaylka, Hadaba Fadlan Ila Eega Shaakadan

Read More »

Shacab Weynaha U Dhashay Gobolada Togdheer Saaxil Bari ,Sanaag, saraar Iyo Buuhodle Oo Dib U Xasuustay Shir Qooladii Loo Maleegay Madax Badan Oo Kasoo Jeeda Goboladaas

0 Visits: 864 | Monday November 11, 2013 - 01:23:13
Shacab Weynaha U Dhashay Gobolada Togdheer Saaxil Bari ,Sanaag, saraar Iyo Buuhodle Oo Dib U Xasuustay Shir Qooladii Loo Maleegay Madax Badan Oo Kasoo Jeeda Goboladaas

Read More »

Xisbiyada Mucaaridka Oo Isu Bedeley Madashii Wada Tashiga, Farahana Kula Jira Hawlihii Xukuumadda Loo Igmaday.

0 Visits: 756 | Sunday November 10, 2013 - 22:53:14
Tan Iyo Intii Ay Fashilmeen Isku Dayo Badan Oo Wejiyo Badan Lahaa Dabadana Ay Ka Riixayeen Koox La Magac Baday Golaha Toosinta Iyo Wada Tashiga Qaranka, Balse Ujeedada ugu Weyn Ee Laga Lahaa Ay Ahayd In Qaranka Somaliland Lagu Mijo Xaabiyo Ayaa Dhicisoobey, Fashilna Ku Dhammaaday Kadib Markii Ay Bulshada…

Read More »

Ogeysiis, Ogeysiis: Mudaneyaal Iyo Marwooyin Waxa La Idiin Ku Baaqayaa In Aad Ka Soo Qayb Gashashaan, Shir Muhiim Ah Oo Lagaga Hadlaayo, Laguna Taageeraayo Waddada Isku Xidha Magaalooyinka Burco Iyo Ceerigaabo.

0 Visits: 778 | Sunday November 10, 2013 - 22:43:53
Ogeysiis, Ogeysiis: Mudaneyaal Iyo Marwooyin Waxa La Idiin Ku Baaqayaa In Aad Ka Soo Qayb Gashashaan, Shir Muhiim Ah Oo Lagaga Hadlaayo, Laguna Taageeraayo

Read More »

Madaxweynaha Jamhuuriyada Somaliland Md. Axmed Maxamed Maxamuud (Siilaanyo)Ha Ladoorto Mar Labaad Wuxuu Ina Gaadhsiiyay Heer Aynu U Babac Dhigno Dowladaha Horumaray

0 Visits: 784 | Sunday November 10, 2013 - 22:22:44
Waxaan salamayaa marka hore dhamaan shacabka jamuuriyada somaliland meel kasta oo ay jogaan waxan sidoo kale salaam diran udirayaa madaxweynaheena alle hadayee Md. Axmed Maxamed Maxamuud (Siilaanyo) iyo Ciidanka Qaranka ee Qalabka sida iyo labada Gole

Read More »

Jaaliyada Somaliland Ee Ku Dhaqan Dalka Swizerland Gaar Ahaan Ka Soo Jeeda Degmada Gar Adag Ayaa Cambaareeyay Falkii Lagula Kacay Mujaahid Maxamed Kaahin

0 Visits: 753 | Sunday November 10, 2013 - 14:33:19
waxaa caawa oo ay taariikhdu tahay 09:11:2013 gadhacay magaalada Bern ee caasimada dalka switzerland shir ay ku kul mayeen dhalinyarada kasoo jeeda gobolka sanaag gaar ahaan degaanka garadag

Read More »

Dhalinyarada Gobolka Togdheer Ayaa Aad U Cambaareeyay Falkii Foosha Xumaa Ee La Isku Dayay In Lagu Dilo Mujaahid Maxamed Kaahin Ahmed

0 Visits: 748 | Sunday November 10, 2013 - 14:30:22
Anagoo ah qeybaha kala duwan ee dhailnyarada gobolka togdheer waxaan si weyn uga xunahay falkii maanta lagula kacay mujaahidka weyn maxamed kaahin axmed oo ahaa fal ay soo maleegeen dhgar qabayaal jecel dhiiga islaamka,

Read More »

Tribalism: An Incurable Disease And A Scar On The Conscience Of Somaliland Society.

0 Visits: 990 | Sunday November 10, 2013 - 02:45:30
Somaliland People Are Traditionally Organized Along The Clan And Tribal Lines. In Most Of The Cases However, The Frame Of Mind Of Adherence To A Particular Clan Cannot Coexist With A Wider Societal Context Where Somalilanders Are Considered To Belong To And Being Part Of A Democratic Constitutional…

Read More »

Social Media
featured