Qorilugud News Media

Maqaallo

Madaxwaynahu Taluu Ku Tuhmay Balse, Gudoomiye Ciro Waajibkiisii Qaran & Taajkii Lasaaray Tuur. Q: Abdishakur Gande

0 Saturday January 27, 2018 - 11:55:04
Waa mida 1aad ee Cabdiraxmaan Ciro isagoo talada dalka iskusoo taagay tan iyo intii tartankii doorashada laga guulaystay in uu tuhun iyo tafaraaruq abuuro mooye dharaar qudha inamuu tarin talo wanaagsan

Read More »

4 Marxaladood Oo Jacaylku Uu Maro Iyo Muddada Ugu Badan Ee Uu Qofku Ka Soo Kabto Nabarka Caashaqa

0 Saturday January 27, 2018 - 11:52:57
Qofka caadiga ah ugu badnaan laba sano ayaa ay ku qaadataa in uu ka gudbo xaaladaha nafsiga ah ee ka dhashay jacaylka lagaga baxay ama ruux uu jeclaa oo uu si uun u waayey.

Read More »

Aragtidayda Sababta Xibiga Wadani Looga Guulaystay Doorashadii Somaliland Ee Sanadkii Hore.

0 Saturday January 27, 2018 - 11:50:54
Aragtidaydu waa mid ku sahabsan in yar (hal wadan) oo aan ka arkay habka uu u shaqeeyo xisbiga wadani.

Read More »

Cigaalow Col Hortii Jabay!

0 Saturday January 27, 2018 - 11:46:49
Nabad akhristayaasha sharafta lahoow.Inta aynaan mawduuceenna sii gudagelin, aynnu soo qaadanno sheekadii la sheegay; in cinwaanka dulucdani ku yimid ee dhexmartay Cigaal Shiidaad iyo afadiisii.

Read More »

Muuqaal Ama Qormo Colaad Hurinayas Qofka Baahiya Ama Qora Alah Haynaga Qabto

0 Saturday January 27, 2018 - 11:44:58
Warbaahinta kala duwan iyo wariyayaasha kuwa u dhuun-daloola hababka kala duwan ee warbaahinta iyo siyaabaha kala duwan ee loo faafiyo muuqaallada,

Read More »

Wasaarad awood u leh inay Faqriga dabar jarto haddii qorshe loo sameeyo..W/Q Barkhad-ladiif M. Cumar

0 Saturday January 27, 2018 - 11:42:58
Qofka hal abuurka ahi boos kasta oo la geeya isaga macno u sameeya,isla markaana qiimo aanu markii hore lahayn u sameeya,dadka qaar ma yaqaanaan sida wax cusub loogu soo kordhiyo booska la geeyo

Read More »

Xafiis-joogga Wasiirrada Cusubi waa Isbeddel la Majeeran Karo! By: Cumar M. Faarax

0 Thursday January 25, 2018 - 12:12:21
23ka Wasaaradood ee xukuumadda afartan maalmood jirka ah ee madaxweyne Muuse Biixi, waxa lagu majeertay in isbeddel ku yimi xafiis-joogga wasiirrada cusub oo intooda badan aan laga waayin xafiisyadooda subax kasta maalmaha shaqada.

Read More »

Fariidnimada Iyo Indheeragaradnimo Waxa Ay Ka Mid Yihiin Sababaha Ay Gabadhu U Guur Beesho

0 Thursday January 25, 2018 - 12:10:46
Daraasad dhowaan lagu sameeyey dalka Maraykanka ayaa daahfurtay in mar kasta oo uu bato garaadka iyo waxbarashada gabadhu in ay hoos u dhacdo fursadaha ay u haysato in ay guur hesho.

Read More »

" Is Yeel-yeelku Ma Siyaasad Baa"

0 Thursday January 25, 2018 - 12:09:02
Aduunyadu Xulifaddu way ka dhacdaa , inaguna waxaynu xulifo ahayn ilaa 1954 yaa yidhi ? Ereyga Jeegaan hadmuu baxay , ma doorashadan mise wuu ka horeeyay , miyaanu ahayn erey bixin ku xidhiidhsanayd Xulifadaa horre ee jirtay ilaa 1954 oo xiligii snm naanaystan cusub yeelaay .

Read More »

Shicibku Hoo buu Rabaa!

0 Thursday January 25, 2018 - 12:07:22
Nabad akhristayaal, halhays Soomaaliyeed ayaa wuxu yidhaahdaa, " Meel hoo u baahan hadal wax kama taro."Haddii aynnu u fiirsanno xaaladda dhaqaale ee dadkeenna danyarta ah iyo heerka u sicirbararku marayo, waxaynnu odhan karnaa; waxa la marayaamidh Subxaanale iyo Saatiroow na bixi.

Read More »

Maayar Cabdishakuur Cidin, Masuul Kaga Haboon Hogaaminta iyo Horumarinta Berbera Kuma Hayno Golaha Deegaanka Berbera

0 Thursday January 25, 2018 - 12:04:53
Moyar cidin waa moyarka ugu waxqabadka wanaagsan marka la barbar dhigo moyarada kulmiye ee gobolada dalka moyarkan oo ku sifoobay waqtiga mudo xileedkiisa oo ku dhaw hada gabo gabo

Read More »

Kacaanka Kornaylada Ee Hor-Usocod, Dib-usocod.(Siyaad Ma Dhiman).

0 Thursday January 25, 2018 - 12:03:11
Odhaahda kulmiyiha maanta uu hal-kudhega ka dhigatay ee "HORAA LOO SOCONAYAA" markay dhegtayda kusoo dhacdo waxay ii samaysaa labo macne:

Read More »

Siyaasigii Baa Yaabay Ee Suldaanoow Waa Sidee?

0 Wednesday January 24, 2018 - 14:12:41
Nabad akhristayaal, salaantaasi kaddib; salaadiinteennii maxaa ku dhacay? Miyay taladii cayn wareegtey oo carruurtaa loo dhiibey? Cajab! Allaa i lehe, waa weger iyo ka waaweyn!!

Read More »

Maxay Baananku Ugu Hanno-qaadi waayeen Somaliland iyo Somaliya!

0 Visits: 22 | Wednesday January 24, 2018 - 14:10:49
Umadda soomaaliyeed badankeedu waxay u baahantay inay fahanto wuxu yahay bangi, shaqadu qabto, faa-idada bangiyadu u leeyihiin? Marka ay fahman shacabka somaliyeed su aalahan iyo qaar kaloo ka ag dhaw ayay ku dhiiran karaan oo u hiloowi karaan isticmaalka bangiyada

Read More »

Akhri Dhibaatooyinka Ka Dhalan Kara Haddii Qofku Isku Xajiyo Hindhisada.

0 Wednesday January 24, 2018 - 14:08:54
Cilmibaadhis dhowaan lagu sameeyey dalka Ingiriiska ayaa ka digtay in qofku marka uu hindhisayo uu afka isku qabto, sankana gacanta ku xidho ama cidhiidhiyo.

Read More »

Dawo La'aanta Danaha Dadbani Waa Kuwo Danihii Guud Lagu Ilaawi Doono;

0 Wednesday January 24, 2018 - 13:45:48
Bilo kooban ayaa laga markii uu dalkan somaliland ka soo baxay doorashooyin xor ah oo daah furan caalamkana u noqotay astaan uu weli madaxa ku sii hayo, indhaha lagu hayo ka sokow waxaa goobjoogayaal ka joogeen dunida inteeda badan,

Read More »

Baahideyda Iyo Buugaagtaan Akhristo.

0 Tuesday January 23, 2018 - 12:56:55
Sida aad adba samayn lahayd waxaaad ka fikiri lahayd: maxaa kugu sababay? sideebaad u xakamaysaa oo aad uga lib keentaa?

Read More »

Guul Seegtay mise Qorshe Hirgalay? W/Q:- Maxamed C. Cawil

0 Tuesday January 23, 2018 - 12:13:53
Madaxweyne Muuse iyo hoggaamiye dhaqmeedka. Tan iyo maalintii, la maqlay hadalkii Suldaan Xasan ee shuushka iyo shakiga ku abuuray dadka reer Somaliland, waxa aad loo sugaayay tallaabada sharci ee ay ka qaaddo xukuumaddu iyo go'aanka madaxweynahu ka qaato.

Read More »

Samafale Nacnac: Milicsiga Sooyaalka Hormoodka Xildhibannada Somaliland W/Q Siciid Gahayr

0 Tuesday January 23, 2018 - 12:12:18
Waxa aan maqaalkan milge iyo maamuus uga dhigayaa Xildhibaan Axmed Maxamed Diiriye (Nacnac) oo ka mid ah mudaneyaasha Golaha Wakiillada Jamhuuriyadda Somaliland ee laga soo doortay Gobol-weynaha Maroodijeex.

Read More »

Anigu Waan Yaabanahay Ee Muwaadin Adiguna ... Xuseen Xasan Badmaax

0 Tuesday January 23, 2018 - 12:08:41
Ma anigaa tumaaya caroog aan cod lahayn oo aan cidiba maqlayn,ma dhegaha dadkaa juqaalan mise dastuurka ayaa goor aanan ogayn la furay oo dalkan laga bedelay magaca uu leeyahay!

Read More »

Social Media
featured