Qorilugud News Media

Maqaallo

Tawaawaca Cabdiweli Gaas iyo Taariikh Xumada uu ka Taransaday Tukaraq. Faallo Cumar M. Faarax

0 Monday May 28, 2018 - 15:16:43
Madaxweynaha maamul goboleedka Soomaaliya ee Puntland, C/Weli Maxamed Cali Gaas, ayaa u muuqda inay taladu ka dhabaqday oo caleentiisu caddaatey siyaasiyan.

Read More »

Somaliland: Sidee Kaalmo iyo Kabasho Loo Gaadhsiin Karaa Dadka ay Duufaantu Saamaysay? W/Q: SCC.Kalshaale

0 Monday May 28, 2018 - 11:32:18
Madax iyo Minjo Gurmad Qaran iyo Qorshe loo dhan yahay, ayaa lagu samato-bixin karaa bulshada ku tabaaloobay Duufaantii SAGAR…

Read More »

Qaybtii 1aad Xusuustii Xildhibaan Mubaarik Yusuf (Bidhi) Iyo 27may 1988-27may 2008 Burco Waa Taariikh Lama Ilawaan Sanadguuraddii 30aad.

0 Sunday May 27, 2018 - 17:13:05
Waxaan u Ducaynaynaa Dhamaan Mujaahidiintii ku shahiiday halgankii qiimaha lahaa ee dalkan lagu xoreyeey SNM.

Read More »

3 Khudaartood oo afurka u wanaagsan

0 Friday May 25, 2018 - 13:36:39
Walaalahayga soomanoow waxaan idin ku baraarujinayaa qaar ka mid ah khudaarteena hodanka ah oo haboon inaad ku afruto hadii aad hesho cafimaadkeenaan u fiican.

Read More »

Maxaa Ka Ogtahay Xil Gudasha La'aanta Xoghayaha Dawlada Hoose EE Burco

0 Friday May 25, 2018 - 13:32:12
Maxaad ka Ogtahay Xil Gudasho La'aanta Xoghayaha Dawlada Hoose Ee Burco Cismaan Maxamed Shiikh Cismaan iyo Musuq MaasaqaDulhoganaaya

Read More »

Saacadaha Soonka Adduunka: Kuwa Ugu Badan Uguna Yar. W/Q: Cali Cabdi Coomay

0 Thursday May 24, 2018 - 22:50:36
Sannadkan 2018 miilaadiga oo waafaqsan taariikhda Islaamka 1439, soonka mulsimiinta adduunku aad ayuu u kala fog yahay, marka laga eego dalalku siday u kala durugsan yihiin dhinaca cadeed soo baxa iyo cadeed dhaca

Read More »

Hogaamiye Hal Adayg Badan Oo Han Iyo Hiigsi Madaxweyne Leh "Xirsi Cali Xaaji Xassan"

0 Thursday May 17, 2018 - 14:45:25
Xirsi cali Xaaji Xassan, waxa uu ka mid ahaa tiir dhexaadyada halganada dagaal siyaasadeed u hiimbaday hawdka iyo hamalka duureed, wakhtigii xisbiga kulmiye ku jiray ololihii doorasho,

Read More »

Maxaa U Xal Ah Sicir Bararka Baahsan Ee Ku Habsaday Somaliland.

0 Thursday May 17, 2018 - 11:04:01
Sicir bararku sida magaciisaba ka muuqata waa korodh , waxaa kordhaya qiimaha maciishada gaar ahaan kuwa loogu isticmaalka badanyahay ee loo yaqaano daruuriyaatka.

Read More »

Waajibaadka Iyo Fadliga Ramadaantu Leedahay.

0 Thursday May 17, 2018 - 10:59:46
Soonku luqad ahaan waa in wax laga reebtoonaado oo aan la sameyn. Sharciga Islaamkana soonku waa in laga af haysto cunto iyo cabbid iyo in laga reebtoonaado galmo (afooyinka oo xiriir galmo lala sameeyo)

Read More »

Hab-nololeedkii Saxaabada Rasuulka (S.C.W) Qaybta 1aad: Cabdillaahi Binu Xudaafa:

0 Thursday May 17, 2018 - 10:55:32
Saxaabi kasta, taariikh nololeedkiisu wax uun buu caan ku ahaa. Tuusaale ahaan, waxaynu wada ognahay inSaciid Binu Caamir (Rc) uu caan ku ahaa suhdiga iyo in la naco dhaldhalaalka adduunyada.

Read More »

Maxaa Iska Beddelay Hab-dhaqankii Madaxtooyada Shan Bilood Oo Uu Xukunka Hayey Madaxweyne Muuse?

0 Monday May 14, 2018 - 11:44:29
hanaanka dowladnimo waxaa saldhig u ah oo uu ka soo unkamaa halka ugu saraysa ee dalka laga xumo oo ah madaxtooyada, hadii hab-maamulka madaxtooyadu xun yahay

Read More »

Xuska 18-ka MAY: Xuskeeda dambi mooyee, miyaan darajo laga korodhsan karin?. Dr.Mohamed-Culimo

0 Monday May 14, 2018 - 11:40:55
18-ka bisha May oo ah maalinta qaranimadda Somaliland waa maalin taariikhi ah oo ku suntan inta badan quluubta bulshada Somaliland Maalintani

Read More »

Waxyaabo Aan Ku Haboonayn Inaad Ku Samayso Bulshada Dhexdeeda..W/Q Nimcaan Xuseen Barkhad

0 Monday May 14, 2018 - 11:38:21
1. Ha garaacin hoonka Baabuurka habeenkii waayo ma haboona sharcina maaha inaad habeenkii hoonka baabuurka Ka dhawaajiso, codka hoonka baaburku waa ka dheer yahay kan maalinkii.

Read More »

Qodob kamid qodobada dastuuriga ah ee uu leeyahay qaranka jamhuuriyada Somaliland oo godkii qorshaysnaa kusii dhacaya

0 Monday May 14, 2018 - 11:07:46
Dalkan jamhuuriyada Somaliland waxuu dowlad nimadisii lasoo noqday 18/05/1991 malintasoo ay ahayd maalin shacabka jamhuuriyada Somaliland ay u asteyeen inay ahaato maalin qaran lana xuso.

Read More »

Ciyaartoy Caanka Ka Dalka Somaliland Oo Ku Dayacan Jidadka Magalada Burco Iyo Gurmad Uu Uga Baahan Yahay Dadkiisa.

0 Sunday May 13, 2018 - 14:12:25
Baraha Bulshadu Ku Kalanto Ee Facebook Ayaa Waxa Maalmihi Udanbaystay Haystay,Qormo Qaadhan Lagu Ururinaayo Ciyaartoy Caan Ka Ah Oo Ku Dayacan Jidadka Magalada Burco Oo Lagu Magacaabo,Abdirasaaq Haybe Warsame Oo Ku Magac-dheer Bitiyoole

Read More »

Dawladdaha Hoose Ee Soomaliland..W/Qortay Hibo Ciise

0 Saturday May 12, 2018 - 11:49:02
Muwaadin aqoon intee le'eg baad u leedahay dawladda hoose ee degmadaada?. Waa maxay xidhiidhka idinka dhexeeyaa? Waa maxey waajibaadka ay tahey iney kasoo baxaan xildhibaanada dawladda hoose ee Degmadaadu?

Read More »

Geeska Afrika: Gayigii Xasaradaha & Qaxoontiyada

0 Saturday May 12, 2018 - 11:44:57
Inkasta oo dalalka Afrika ee Saxaraha ka hooseya ka siman yihiin dib u dhaca iyo horumar la'aanta haddana intooda badan waxa ka jira xasillooni, dawladuhuna

Read More »

Tamar Darida Dawlada Tacadiga Is Gaadhsiinta Iyo Talo Laa'anta Shacabka

0 Friday May 11, 2018 - 11:35:40
Aduunyada may dhicin kamana dhacdo in shaqsiyaad lacag isku darsaday ama shaqsi hanti lihi intuu [Satellit] la xidhiidho inuu shirkad is gaadhsiineed furto se somaliland way ka dhacday kana shaqaysaaba

Read More »

Maxaa Sabab U Ah in Ex Wasiir Cali Mareexaan uu isu rogo Mucaarad Iyo Sababta Dhaliilaha Maayar Muraad Ka Danbays??

0 Thursday May 10, 2018 - 09:30:24
Ex Wasiirkii Hawlaha Guud Mudane Cali Xasan (Cali marexaan) oo ahaa wasiiradii xukuumadda Siilaanyo ayaa dib u noqday mucaarad ka dhan ah dawladda Madaxweyne Biixi

Read More »

Dimuqraadiyadda iyo Somalilaan ... W/Q: Bashiir Tarabbi Oogle

0 Thursday May 10, 2018 - 09:27:09
JFK wuxuu hore u sheegay in Dimuqraadiyaddu aanay dhamays ahayn Xoriyadduna ay dhibaatadeeda wadato, marka laga reebo Kitaabka Alle oo cid isku xukuntaa aanay jirin dunida korkeeda,

Read More »

Social Media
featured