Qorilugud News Media

Wararka

Madaxweynaha Somaliland Oo Dhambaal Tacsi Ah U Diray Boqorada Dalka Denmark.

0 Wednesday February 14, 2018 - 15:43:58
Hargeysa(QorilugudNews)- Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, Mudane, Muuse Biixi Cabdi isagoo ku hadlaya magaciisa, ka dawladda iyo ka shacbiga Somaliland, waxa uu dhambaal tacsi ah u dirayaa, shacbiga iyo boqortooyada Dalka Denmark

Read More »

Mareeyihii Hore Ee Wakaalada Biyaha Hargeysa Oo Kashifay Fashilka Ku Yimi Mashruuca Biyo Balaadhinta Caasimada Hargeysa, Dhaliilo-na Ku Hurgufay Xukumadda Muuse Biixi [+Muuqaal]

0 Wednesday February 14, 2018 - 14:02:50
Mareeyihii Hore Ee Wakaalada Biyaha Hargeysa Oo Kashifay Fashilka Ku Yimi Mashruuca Biyo Balaadhinta Caasimada Hargeysa, Dhaliilo-na Ku Hurgufay Xukumadda Muuse Biixi.

Read More »

[Halkan Ka Daawo:-] Buuro Ku Yaala Bariga Gobolka Sanaag Oo Laga Helay DAHAB Iyo Warbixin Xiiso Badan Oo Laga Diyaariyay.

0 Wednesday February 14, 2018 - 13:53:29
Buuro Ku Yaala Bariga Gobolka Sanaag Oo Laga Helay DAHAB Iyo Warbixin Xiiso Badan Oo Laga Diyaariyay.

Read More »

Qaramada Midoobay Oo Sheegtay In Madaxweynayaasha Somaliland Iyo Somaliya Ay Isku Afgarteen Inay Wada Hadal Ku Xaliyaan Xiisada Dagaal Ee Degaanka TUKE-RAQ.

0 Wednesday February 14, 2018 - 12:23:03
Hargeysa(QorilugudNews)- Ergayga Qaramada Midoobay u qaabilsan Somaliland iyo Somaliya danjire Micheal Keating, ayaa soo dhaweeyay in Madaxweynayaasha Somaliland Muuse Biixi Cabdi iyo Soomaaliya Maxamed Cabdillaahi Farmaajo ay ka go'antahay in xiisadda gobalka Sool ka taagan ee u dhaxaysa Somaliland…

Read More »

Wasiir Sacad Cali Shire Oo Ka Hadley Inuu Madaxweyne Muuse Biixi Ka Warqabo Shirkad Maal-gashi Oo Tuhuno Ka Dhasheen.

0 Wednesday February 14, 2018 - 12:12:11
Hargeysa(QorilugudNews)- Wasiirka Wasaaradda Arrimaha Dibadda Dr Sacad Cali Shire, ayaa mar kale difaacay shirkadda maalgashiga ee Somaliland Investment company oo dood xaasaasi ah oo siyaasadeed dalka ka abuurtay.'

Read More »

Fadeexad Ka Taagan Wasaarada Warfaafinta ,Telefishanka , Idaacada Iyo Wargeyska Dawlada Oo Ay Maamulaan Masuulyiin Ka Soo Jeeda Beesha Madaxweyne Muuse Biixi [+Xasaasi]

0 Wednesday February 14, 2018 - 11:05:56
Hargeysa(QorilugudNews)- Dawlada Somaliland waxaa ay leedahay isla markaana ay maamuusha warbaahin afkeeda ku hadasha isla markaana isku jirta Wasaarada , Telefishan , Idaacada Iyo Wargeyska dawlada,

Read More »

"Huteelka Ayaanu Ku Kullanay" Wasiirka Arrimaha Dibadda Somaliya Oo Ka Hadley Nuxurka Kulan Uu La Yeeshay Wasiirka Arrimaha Dibada Somaliland.

0 Wednesday February 14, 2018 - 10:52:57
Hargeysa(QorilugudNews)- Wasiirka arrimaha dibadda Soomaaliya Axmed Ciise Cawad ayaa ka hadlay arrimaha ay isla soo qaadeen wasiirka arrimaha dibadda Somaliland Dr Sacad Cali Shire oo ay todobaadadii la soo dhaafay ku kulmeen magaalada Addis Ababa ee dalka Itoobiya.

Read More »

Xukuumada Somaliland Oo Go'aamo Ka Soo Saartay Xuska Maalinta Jacaylka Aduunka Ee 14 Feb [+Muuqaal]

0 Wednesday February 14, 2018 - 10:47:42
Xukuumada Somaliland Oo Go'aamo Ka Soo Saartay Xuska Maalinta Jacaylka Aduunka Ee 14 Feb.

Read More »

Wasiirka Hawlaha Guud Iyo Guriyaynta Somaliland Oo Ku Dhawaaqey In Ay Dawlad La'aanta Ka Jirto Magaalada Buuhoodle + Qayla-dhaan Uu Diray.

0 Wednesday February 14, 2018 - 10:35:49
Hargeysa(QorilugudNews)- Wasiirka hawlaha guud ee Somaliland mudane Cabdirashiid Ducaale Qambi ayaa ka soo laabtay gobolka Buuhoodle,

Read More »

[Halkan Ka Daawo:-] Kooxda Khaatumo Oo 200 Oo Askari Ku Wareejisay Somaliland Iyo Hadalladii Laga Jeediyey Goobta Lagula Kala Wareega.

0 Wednesday February 14, 2018 - 10:28:12
Kooxda Khaatumo Oo 200 Oo Askari Ku Wareejisay Somaliland Iyo Hadalladii Laga Jeediyey Goobta Lagula Kala Wareega.

Read More »

Waa Maxay Micnaha Ku Duugan Maalinta Jacaylka Aduunka Ee 14 february Iyo Sida Qisadani Ku Timi? [+Muuqaal]

0 Wednesday February 14, 2018 - 10:20:18
Hargeysa(QorilugudNews)- Waxaa naxdin ah in maanta dad Muslimiin ah ay xusayaan Baadari Christan ah geeridiisa iyo Wax ay caabudi jireen Roman kii hore!. Waxaan galaynaa meel walba oo ay gaaladu galaan waxaana samaynaynaa wax walba oo ay gaaladu sameeyaan, xataa waxaan la galnay cibaadadoodii iyo xusaskoodii…

Read More »

Raysal Wasaaraha Israa'iil Oo Wajahaya Eedaymo Musuq-maasuq.

0 Wednesday February 14, 2018 - 10:15:48
Hargeysa(QorilugudNews)- Ciidamada Booliska Israa'iil ayaa ku dhawaaqay in ra'iisul wasaare Benjamin Netanyahu, lagu soo oogay dacwad iyo eedo ah inuu laaluush qaatay,

Read More »

Dibadbaxyo Cusub Oo Ka Bilaamay Gobolka Oramiya Ee Waddanka Itoobiya

0 Wednesday February 14, 2018 - 10:12:43
Hargeysa(QorilugudNews)- Dad dawladda ka soo horjeeda ayaa saddex maalmood oo mudaharaado ah ka wada gobolka ugu wayn Ethiopia ee Oromiya

Read More »

[Halkan Ka Daawo:-] Madaxweynihii Hore Ee Somaliland Oo Safarkiisii Ugu Horeeyay Ku Tagay Magaalada Berbera & Soodhaweyn Diiran Oo Lagu Qaabiley.

0 Tuesday February 13, 2018 - 16:04:10
Berbera(QorilugudNews)- Madaxweynihii Hore Ee Somaliland Axmed Maxamed Maxamuud (Silaanyo) ayaa tan iyo markii uu xilka wareejiyay wuxu safarkiisii ugu horeeyay ku tagay magaalada berbera, halkaas oo soodhaweyn diiran loogu sameeyay.

Read More »

Wasiirka Gadiidka Iyo Horumarinta Jidadka Somaliland Oo Isku Shaan-Dhayn Ku Sameeyay Wasaaradiisa.

0 Tuesday February 13, 2018 - 15:57:49
Hargeysa(QorilugudNews)- Wasiirka wasaarada Gadiidka Iyo Horumarinta Jidadka Somaliland Cabdilaahi Abokor Cismaan ayaa Warsaxaafadeed Uu Soo Saaray waxa uu isku shaan-dhayn ku sameeyay agaasime waaxeedyadda wasaaradda,

Read More »

[Halkan Ka Daawo:-] Xisbiga Mucaaridka Ah Ee UCID Oo Go'aamo Ka Soo Saaray Shirkadda Shaki Badan Abuurtay.

0 Tuesday February 13, 2018 - 15:52:57
Xisbiga Mucaaridka Ah Ee UCID Oo Go'aamo Ka Soo Saaray Shirkadda Shaki Badan Abuurtay.

Read More »

Xisbiga WADDANI Oo Si Adag Uga Hadley Mushruucii Biyo Balaadhinta Ee Xubo Weyne Oo Fashilmay [+Muuqaal]

0 Tuesday February 13, 2018 - 15:47:30
Xisbiga WADDANI Oo Si Adag Uga Hadley Mushruucii Biyo Balaadhinta Ee Xubo Weyne Oo Fashilmay.

Read More »

[Halkan Ka Daawo:-] Dawladda Jabuuti Oo Somaliland Ugu Deeqday Bustayaal Xilli Laga Baxay Dhaxantii & Dareenada Ku Xeeran.

0 Tuesday February 13, 2018 - 15:38:08
Dawladda Jabuuti Oo Somaliland Ugu Deeqday Bustayaal Xilli Laga Baxay Dhaxantii & Dareenada Ku Xeeran.

Read More »

Wasiirka Hawlaha Guud Iyo Guriyaynta Somaliland Oo Kormeeray Dhismaha Xabsiga Wayn Ee Burco Iyo Gurigii Madax-banaanida Somaliland Lagaga Dhawaaqey Oo Burbursan [+Muuqaal]

0 Tuesday February 13, 2018 - 15:31:13
Wasiirka Hawlaha Guud Iyo Guriyaynta Somaliland Oo Kormeeray Dhismaha Xabsiga Wayn Ee Burco Iyo Gurigii Madax-banaanida Somaliland Lagaga Dhawaaqey Oo Burbursan.

Read More »

[Halkan Ka Daawo:-] Badhasaabka Gobolka Sanaag Oo Daahfuray Mashruuca Biyo Balaadhinta Magaalada Ceerigaabo.

0 Tuesday February 13, 2018 - 15:25:45
Badhasaabka Gobolka Sanaag Oo Daahfuray Mashruuca Biyo Balaadhinta Magaalada Ceerigaabo.

Read More »

Social Media
featured