Qorilugud News Media

Maqaallo

Waa Kuma Rashiid Sheekh Cabdillaahi 'Rashiid-Gadhweyne'W/Q: Boobe Yuusuf Ducaale

0 Thursday January 18, 2018 - 11:57:04
Rashiid Sheekh Cabdillaahi Xaaji Axmed, wuxuu sannadkii badhtamahii afartannadii qarnigii labaatanaad ku dhashay magaalada Cadaadley oo ku taal bariga Hargeysa.

Read More »

#XIDIG BIYO DUL JOOGTA:- HALABUUR WARCADEEYE

0 Wednesday January 17, 2018 - 16:01:40
Boqraneey bil dhalataay, xidig biyo dul joogtaay zam zam iyo bad luulay, Dharab iyo barwaaqooy, Midhihii bustaankiyoo,

Read More »

Madexwayne Maanu Dhamaan Deel Qaafkee Doorashadu Mise Wali Jeegaantu Tartan Ayey Ku Jirtaa

0 Wednesday January 17, 2018 - 14:12:35
Madexwayne waxaa nusqaan ah in durba lagaa arki waayo sharcigii wuu saraynayaa aad odhan jirtey dalkan ma jeegaan ayaa madexwayne ka ah mise muuse biixi ayaa madexwayne ah bal bulshada somaliland ha loo cadeeyo.

Read More »

Isbarbar Dhiga Hab Maamuuskii Madaxweynaha Somaliland Ee Dalalka Jabuuti Iyo Itoobiya...W/Q Maxamed Hagi

0 Wednesday January 17, 2018 - 14:09:51
"Equal Treatment" marka la isbarbardhigo labada hab ee Jabuuti iyo Itoobiya ay u mareen hab-maamuuska Madaxweynaha Somaliland waxa aad u sarreysa tan Itoobiya oo Somaliland ka dhigtay qaran 100% la siman oo la dubaalad ah.

Read More »

Madaxweyne si hiraalkaagu midho dhal u noqdo ha colaadsan saxaafadda ee danta guud ka wada shaqeeya

0 Wednesday January 17, 2018 - 14:05:18
Dalka horumaray waxay saxaafadu u tahay tiirka afraad ee dawladdu ka kooban tahay, dawladdu waxay ka kooban tahay fulin, sharci dejin iyo Garsoor, waxa hadda lagu daraa oo kaalin weyn oo aan laga maarmi Karin noqotay warbaahinta oo awood aan la dhayalsan Karin ah.

Read More »

"Bahalkii Ilkaha Laga Guray". Qalinkii: Sadam Osman Kaabash.

0 Wednesday January 17, 2018 - 13:59:55
Sooyaalku waa todobaatanaadkii, waxa uu dagaal ba'an iyo colaad siyaasadeed ka dhex oogan tahay dawladaha Somalia iyo Ethiopia.

Read More »

Xiisadda gacanka! W/Q: jibril Jirde

0 Wednesday January 17, 2018 - 11:04:23
Khartuum: Xiisadda u dhaxaysa, Suudaan iyo Masar ayaa sii kordhaysa toddobaadkan, iyada oo ciidan badan la soo tubay xuduudaha, sidoo kale cabsida ah in dhibaatada gacanku ay ku sii fiddo bariga afrika.

Read More »

Fahmada iyo falsafada siyaasadda? (WQ: Bashiir Maxamed Bashiir)

0 Wednesday January 17, 2018 - 11:02:18
Anigoo og adigaaga qoraalkan akhrinayaa aad garaad iyo garasho, fahan iyo fahmad, caqli iyo cilmiba aad igu dhaami karto, ayaa doonayaa in aan faalo feegaro fahanka iyo falsafada siyaasada.

Read More »

Khatarta Sahaminta iyo Soo Saarista Shidaalka Somaliland: Macluumad Guud ee Shirkaddaha Baadhista Dalka ka wada

0 Visits: 47 | Wednesday January 17, 2018 - 11:00:13
Labadii sanno ee u dambeeyay, wasaarada macdanta iyo tamarta Somaliland Waxay mashquul ku ahayd sahaminta shidaalka ee gobollo kamida Somaliland kuwaas oo lala galay shirkado kala duwan oo ay kamid yihiin DNO. BGP, RAKGAS iyo Genel Energy.

Read More »

Guddoomiye Cirro oo Faysal Cali Waraabe Ka tacsiyadeeyey Geeridii Ku Timi Wiil uu Dhalay

0 Monday January 15, 2018 - 15:11:15
Guddoomiyaha xisbiga Mucaaradka ah ee WADDANI ahna Murashaxa Madaxweyne ee Xisbigaasi Dr.Cabdiraxmaan M. Cabdillaahi (Cirro)

Read More »

Guul-bay ku dhamaadeen Wada-hadalladii Somaliland Iyo Weftigii Cuslaa Ee Dawladda Imaaraadka Ka Socday

0 Monday January 15, 2018 - 11:35:46
Toddobaadkii dhammaaday waxa JSL soo gaadhay Wefdi culus oo ka socday dalka imaaraadka carabta oo uu hoggaaminayay Safiirka Somaliland u fadhiya Dalka UAE Baashe Cawil, kuwaas oo kulan muhiim ah la qaatay Madaxweynaha JSl Muuse Biixi Cabdi.

Read More »

Dagaalka Somaliland Iyo Puntland Muxuu Ku Dambaynayaa?

0 Monday January 15, 2018 - 10:56:02
Waa hubaal in labada maamul mid walba heli karo wax badan oo uu dadkiisa ku dagaalgaliyo oo xiiso iyo xamaas galin kara dadweynaha, waxaase isweydiin leh dagaal labada maamul ka dhex qarxa (Alle ma qaddaree) maxaa ka dhalan kara, xaggeese ku dambaynayaa?.

Read More »

Masuuliyiinta Dawladda; Miyeydun Ka Maaaranteen Warbaahintii Madaxa-Banaanayd.

0 Monday January 15, 2018 - 10:54:04
Wasiirka wasaaradda warfaafinta dhaqanka iyo wacyi gelinta Somaliland Cabdiraxmaan Cabdilaahi Faarax Guribarwaaqo waxa uu maanta gollaha wakiilada kaga dhawaaqey mar uu hadal ka jeedinaayey in ay aanay masuuliyiinta dawladdu adeegsan doonin warbaahinta gaarka loo leeyaha.

Read More »

Astaamaha Hogaamiyaha Wanaagsan, Prof. Mohamed Ahmed Farah (Jaafaa)

0 Monday January 15, 2018 - 10:52:04
Culimada ku xeelka dheer Cilmi-nafsiga bulshada aadamiga ah, waxay xaqiijiyeen oo farta ku wada fiiqeen ;" Ahmiyadda Hoggaaminta iyo kaalinta ay ku leedahay dhismaha iyo horumarka bulshooyinka kala geddisan".

Read More »

Gaashaanbuur:- Waa Maxay Isgaashaanbuuraysi.. W/Q Axmed Nasri Daahir

0 Monday January 15, 2018 - 10:49:27
Gaashaan-buur Waa maxay is gaashaanbuureysi? Sida inooga muuqata weedha waa is-garabsi iskaashi iyo meel kasoo wada jeedsasho.

Read More »

Somaliland waxay leedahay Ciidan Qaran oo leh awood, Taliye Hoggaamin iyo hoodo dagaal leh !!

0 Monday January 15, 2018 - 10:47:36
Madaxweynaha Muqdisho Mr. Armaajo waxaanu leeyahay fiiri: Somaliland waxay leedahay Ciidan Qaran oo leh Awood, Taliye Hoggaamin iyo hoodo-dagaal leh, Madaxweyne Halgamaa ah oo horena kuu jabiyey, Shacab heegan ah oo Hareerro tuban Ciidankooda.

Read More »

Qalbi Wanaagga Iyo Waddan Jeceylka Shacabka Reer Somaliland Iyo Gurracnaanta Garashada Siyaasigooda .

0 Monday January 15, 2018 - 10:46:38
Sababta rasmiga ah ee ka dambaysa in guud ahaan dadka reer Somaliland Danjireyaal (Ambassadors) noqdaan Alle ayaa og.

Read More »

Taariikhda Raasiga Berbera (WQ: Axmed Ibraahim Cawaale)

0 Monday January 15, 2018 - 10:43:22
Raasigu waa dhulyare dhererkiisu yahay 3.2 kiilomitar, oo badda Berbera hore u sii gashan, waxana uu ku caan yahay in uu yahay dugsi iyo gabbaad maraakiibta iyo doonyaha ka caabbiya kacdoonka badda. Ahaanshiiyaha ay magaalada Berbera ahayd,

Read More »

Wasiir Wey Kaa Hoostaye Xeerkan Hoos U Eeg!

0 Monday January 15, 2018 - 10:30:49
Dhawaaqa Hadalka wasiirka Warfaafinta Ka soo yeedhay Waa mid u Muuqda sal fudeydnimo aan laga fiirsan loona Meel dayin.

Read More »

Ogeysiis Shirka Jaaliyada Beelweynta Solomadaw Ee Dalka Uk

0 Sunday January 14, 2018 - 16:15:20
Dhamaan Jaaliyada Beelweynta Solomadaw Ee Dalka UK Waxaa Si Xishmad Iyo Qadarin Mudan Looga Codsanayaa Inay Si Mug Iyo Miisaan Leh Uga Soo Qayb Galaan

Read More »

Social Media
featured