Qorilugud News Media

Wararka

Maxkamada Degmada Hargeysa Oo Xukuntay Dad Loo Qab-qabtay Ka Ganacsiga Xayawaanka Diinka & Qaabka Xukunkaasi U Dhacay [+Muuqaal]

0 Tuesday February 13, 2018 - 13:40:15
Hargeysa(QorilugudNews)- Maxkamada Degmada Hargeysa ayaa saaka xukuunno kala duwan ku riday dad lagu soo qabqabtay iyaga oo ka ganacsanaya xayawaanka diinka dhawaan.

Read More »

[Halkan Ka Daawo:-] Komiishanka Doorashooyinka Somaliland Oo Hortagay Guddida Joogtada Ah Ee Golaha Wakiilada Somaliland, Kuna Dhawaaqey Wakhtiga Ay Dhaceyso Doorashada Baarlamanku.

0 Tuesday February 13, 2018 - 13:27:11
Komiishanka Doorashooyinka Somaliland Oo Hortagay Guddida Joogtada Ah Ee Golaha Wakiilada Somaliland.

Read More »

Madaxweyne Muuse Biixi Oo Cafis U Fidiyey Siyaasi Reer Somaliland Oo Aminsanaa Fikirka Somali Weyn Ka Dib Markii Uu Mawqifkaas Ka Tanaasulay [+Waa Kuma]

0 Tuesday February 13, 2018 - 10:01:13
Hargeysa(Qorilugudnews)- Madaxweynaha Somaliland Muuse Biixi Cabdi ayaa waxaa uu cafis u fidiyey wasiirkii arimaha dibada ee dawlada Somaliya ee sanadihii 2010- 2012 Maxamed Cabdilaahi Oomaar oo dhalasho ahaan ka soo jeeda Somaliland , kaas oo ka tanaasulay fikirkii Somali weyn ee uu hore u aaminsanaa

Read More »

[Halkan Ka Daawo:-] Waraysi Kulul Oo Lala Yeeshay Gudoomiyaha Baanka Dhexe Ee Somaliland, Kana Hadley Sababta Ay U Beegsanayaan Adeegyada Zaad-ka Iyo Edahab.

0 Tuesday February 13, 2018 - 09:51:09
Waraysi Kulul Oo Lala Yeeshay Gudoomiyaha Baanka Dhexe Ee Somaliland, Kana Hadley Sababta Ay U Beegsanayaan Adeegyada Zaad-ka Iyo Edahab.

Read More »

Dawladda Somaliland oo Shaacisay inay Samaynayso Xeerkii Hawl-gabka iyo Mag-dhowga Shaqaalaha.

0 Tuesday February 13, 2018 - 09:40:21
Hargeysa(QorilugudNews)- Dawladda Jamhuuriyadda Somaliland ayaa shaacisey inay samaynayso xeerarkii hawl-gabka iyo mag-dhowga Shaqaalaha dawladda.waxa kaloo ay caddaysay in hawl-wadeennada dawladdu aanay shaqeyn karin wax ka badan siddeeda saacadood ee sharciga ah.

Read More »

Dawlada Somaliyo Ciidamo Ka Qoranaysa Degmo Ka Tirsan Gobalka Saraar Iyo Gudoomiyaha Degmadaasi Oo Ka Hadlay Tirada Ciidamada La Qortay [+Muuqaal]

0 Tuesday February 13, 2018 - 09:34:32
Dawlada Somaliyo Ciidamo Ka Qoranaysa Degmo Ka Tirsan Gobalka Saraar Iyo Gudoomiyaha Degmadaasi Oo Ka Hadlay Tirada Ciidamada La Qortay.

Read More »

Puntland Oo Shaacisay Dalalka Ay Ka Soo Jeedaan Dadka Ugu Badan Ee Ka Tahriiba Deegaankeeda.

0 Tuesday February 13, 2018 - 09:26:48
Garoowe(QorilugudNews)- Wasaaradda Arrimaha Gudaha Maamulka Puntland ayaa sheegtay sanadkii la soo dhaafay xeebaha Puntland in ay ka Tahriibeen dad tiradooda ay kor u dhaafeyso 35,000 oo qof, kuwaasi oo u badan dhalinyaro,

Read More »

Xisbiga ANC Oo Maanta Go'aan Ka Gaadhaya Mustaqbalka Madaxweynaha Dalka Koonfur Afrika

0 Tuesday February 13, 2018 - 09:23:30
Xisbiga ANC Oo Maanta Go'aan Ka Gaadhaya Mustaqbalka Madaxweynaha Dalka Koonfur Afrika

Read More »

[Halkan Ka Daawo:-] Wasiirka Arrimaha Dibada Somaliland Oo Si Adag Uga Jawaabey Dhaliilo Uga Yimi Gudoomiyaha Xisbiga WADDANI, Kana Waramey Shirkad Tuhuno Badani Ka Dhasheen Oo Magaciisa Lagu Qoray.

0 Monday February 12, 2018 - 14:50:37
Wasiirka Arrimaha Dibada Somaliland Oo Si Adag Uga Jawaabey Dhaliilo Uga Yimi Gudoomiyaha Xisbiga WADDANI, Kana Waramey Shirkad Tuhuno Badani Ka Dhasheen Oo Magaciisa Lagu Qoray.

Read More »

Wasiirka Hawlaha Guud Ee Somaliland Oo Masuuliyiinta Caafimaadka Iyo Waxbarashada Kula Shiray Magaaada Buuhoodle.

0 Monday February 12, 2018 - 14:38:53
Buhoodle(QorilugudNews)- Wasiirka Wasaaradda Hawlaha Guud, Dhulka iyo Guriyaynta Jamhuuriyadda Somaliland Md. C/rashiid Ducaale Qambi,oo ku sugan magaalada Buuhoodle. ayaa kulamo la yeeshay madaxda gobolkaasi iyo masuuliyiinta laamaha dawladda.

Read More »

Guddoomiyaha Xisbiga WADDANI Oo Musuq Maasuq Baahsan Iyo Tuugnimo Ku Eedeeyay Wakiilka Imaraadka Baashe Cawil Iyo Wasiirka Khaarajiga Sacad Cali Shire [Akhri+Muuqaal]

0 Monday February 12, 2018 - 13:51:07
Hargeysa(QorilugudNews)- Guddoomiyahah xisbiga mucaaridka ah ee Waddani Cabdiraxmaan Cirro oo warbaahinta kulla hadley goor dhaweyd magaalada Hargaysa ayaa sai adag uga hadlay

Read More »

[Halkan Ka Daawo:] Wasiirka Dhalinyarada Iyo Ciyaaraha Somaliland Oo Kormeer Ku Tagay Garoonka Kubada Cagta Ee Magaalada Ceerigaabo.

0 Monday February 12, 2018 - 13:48:20
Wasiirka Dhalinyarada Iyo Ciyaaraha Somaliland Oo Kormeer Ku Tagay Garoonka Kubada Cagta Ee Magaalada Ceerigaabo.

Read More »

Ciidamada Booliska Somaliland Oo Ka Waramay Dil Maanta Ka Dhacay Magaalada Hargeysa, Baaq-na Udiray Shacabka [+Muuqaal]

0 Monday February 12, 2018 - 13:41:20
Ciidamada Booliska Somaliland Oo Ka Waramay Dil Maanta Ka Dhacay Magaalada Hargeysa, Baaq-na Udiray Shacabka.

Read More »

[Halkan Ka Daawo:-] Badhasaabka Gobolka Togdheer Oo Kulankisii Ugu Horeeyay La Yeeshay Madaxda Wasaaradaha Gobolka Togdheer Iyo Nuxurka Arrimo Uu Kala Hadley.

0 Monday February 12, 2018 - 13:36:02
Badhasaabka Gobolka Togdheer Oo Kulankisii Ugu Horeeyay La Yeeshay Madaxda Wasaaradaha Gobolka Togdheer Iyo Nuxurka Arrimo Uu Kala Hadley.

Read More »

Wasiirka Biyaha Somaliland Oo Xukumadii Hore Ee Silaanyo Ku Eedeeyay Inay Lunsatay Dhaqaalihii Biyo Balaadhinta Dalka [+Muuqaal]

0 Monday February 12, 2018 - 13:31:55
Wasiirka Biyaha Somaliland Oo Xukumadii Hore Ee Silaanyo Ku Eedeeyay Inay Lunsatay Dhaqaalihii Biyo Balaadhinta Dalka.

Read More »

[Halkan Ka Daawo:-] Waraysi Xiiso Badan Oo Lala Yeeshay Safiirka Somaliland U Fadhiya Dalka Itoobiya Iyo Arrimo Xaasaasi Ah Oo Uu Daboolka Ka Qaadey.

0 Monday February 12, 2018 - 11:35:17
Waraysi Xiiso Badan Oo Lala Yeeshay Safiirka Somaliland U Fadhiya Dalka Itoobiya Iyo Arrimo Xaasaasi Ah Oo Uu Daboolka Ka Qaadey.

Read More »

Xukuumadda Somaliland Oo Mar Kale Maaggan Inay Albaabbada Isugu Dhufato Shirkad Kale Oo Malaayiin Doollar Ka Dhex Urursata Madaarka Cigaal Iyo Shaqsiyaadka Iska Leh.

0 Monday February 12, 2018 - 11:02:39
Hargeysa(QorilugudNews)- Mareeyaha Hay'adda Duulista Iyo Madaarada Dalka Maxamed Cabdi Rodol ayaa maagan inuu Albaabada u laabo mid ka mid ah Shirkado yar yar oo si gaar ah loo leeyahay oo mashruuc loogu xidhay inay qabtaan adeegii ay Hay'adda Duulistu qaranka u qaban lahayd,

Read More »

Wasaaradda Ganacsiga Oo Ku Fashilantay Inay Ganacsatada Shidaalku Dhimaan Qiimaha Shidaalka Ee Kor U Kacay & Qodobadii Shalay Oo Socon Waayay.

0 Monday February 12, 2018 - 10:51:24
Hargeysa(QorilugudNews)- Wasiirka Wasaaradda Ganacsiga iyo Warshadaha Somaliland Maxamed Sacad Iidle ayaa shalay kulan iskugu yeedhay Qaar ka mid ah ganacsatada shidaalka dalka keenta si uu ugala hadlo qiimaha shidaalka oo Somaliland kor uga kacay,

Read More »

Xiisada Ka Taagan Jiida Hore Ee Degaanka TUKE-RAQ Oo Waji Kale Yeelatay Iyo Ciidamo Maleeshiyaad Ah Oo Sheegay Inay Ciidamada Qaranka Somaliland Ka Goosteen, Halkee Ku Biireen? [+Muuqaal]

0 Monday February 12, 2018 - 10:49:28
Xiisada Ka Taagan Jiida Hore Ee Degaanka TUKE-RAQ Oo Waji Kale Yeelatay Iyo Ciidamo Maleeshiyaad Ah Oo Sheegay Inay Ciidamada Qaranka Somaliland Ka Goosteen, Halkee Ku Biireen?.

Read More »

[Halkan Ka Daawo:-] Wasiiro Ka Tirsan Xukumadda Madaxweyne Muuse Biixi Oo Siyaabo Is-khilaafsan Uga Hadley Cida Leh Masuuliyada Dhalinyaro Reer Somaliland Ah Oo Dalka Qadar Askarinimo U Qoroneyso.

0 Monday February 12, 2018 - 10:44:39
Wasiiro Ka Tirsan Xukumadda Madaxweyne Muuse Biixi Oo Siyaabo Is-khilaafsan Uga Hadley Cida Leh Masuuliyada Dhalinyaro Reer Somaliland Ah Oo Dalka Qadar Askarinimo U Qoroneyso.

Read More »

Social Media
featured