Qorilugud News Media

Maqaallo

Koboca dhaqaale ee Qaarada Africa & Dagaalka Reer Galbeedku Kula Jiro.

0 Thursday April 19, 2018 - 10:55:21
Reer galbeedku dagaalkooda Africa yaa uga shaqaynaaya ?. Yayse kala dagaalamayaan Africa?.

Read More »

Dhugtanka Siyaasadeed ee Geeska Afrika oo Wajji kale Yeeshay.

0 Thursday April 19, 2018 - 10:52:24
Xukuumadda Somalia ee Magaalada Muqdisho, ayaa debcisay Mowqifkeedii ku Aadanaa Dowladda Imaradka Carabta, Arintan ayaa ka danbaysay Markii Imaradka Carabtu Jaray kaalmadii Militeri iyo tii, dhaqaale ee u Siinjiray Xukuumadda Muqdisho iyo Maamuladda hoostaga.

Read More »

9 December 1961 Inqilaabkii Iyo Sarkaalkii Ku Shahiidey Somaliland. Qalinkii:Mahad Ali-Salaan.

0 Thursday April 19, 2018 - 10:50:14
Ummaddu waa iney tariikhdeeda si cad u ogaata oo wax ku qaataan,9 Desember 1961 waxaa Hargeisa ka dhacay inqilaab dib loogu soo celinayey xornimadii luntey 1 July 1960,

Read More »

[FAALLO:-]Qiimaynta Qofka Uu Yahay, Wuxu Qabankaro, Caqabadaha Horyaala Iyo Waxay Bulshadu ka Aamisan Tahay Badhasaabka Cusub

0 Tuesday April 17, 2018 - 20:20:07
Qiimaynta Qofka Uu Yahay, Wuxu Qabankaro, Caqabadaha Horyaala Iyo Waxay Bulshadu ka Aamisan Tahay Badhasaabka Cusub

Read More »

Somaliland: Sababaha, Saameynta Iyo Seeteynta Sarrif Bararka

0 Monday April 16, 2018 - 12:38:36
Qormadeenii hore wax aynnu kaga hadalney Isirrada ugu waa weyn ee loo aaneeyo in ay sababeen Sicir Bararka iyo saameynta taban ee kor u kaca Sicir Bararku ku yeeshay heerka nolosha danyarta,

Read More »

Xukuumadda Cusubi Maxay Soo Kordhisay?

0 Monday April 16, 2018 - 12:36:31
marka doorasho la galo ee wakhti dheer iyo juhdi dheer oo kharashkiisa leh la geliyo waxaa la doonayaa waa hiigsi iyo hanaan bedel dawladeed oo dadku ay u codaynayaan

Read More »

Somaliland Maxaa Isku Xidhay Ee Isku Maray Digreeto Madaxweyne Oo Masuul Meel Dhigaysa Iyo Suldaan Iyo Caaqil.

0 Monday April 16, 2018 - 12:34:00
Somaliland waxaa isa sudhan Digreeto madaxweyne oo nin masuula ah meel loogu dhiibaayo iyo ninkii masuul ka ahaa oo og in Caaqilo iyo Suldaano magaciisa Madaxweynaha u geeyeen.

Read More »

Intaadan Buugg Qorin Is Qiimmeeh Qalinlayda Cusub Oo Qiimo tiray Qorista Buugaagta.

0 Thursday April 12, 2018 - 11:25:33
Mihnadda qoraaanimadu Waa hibbo iyo Hal-abuur Eebbe ku galaday Dadka Qaar ka Mid ah oo leh Xirfad iyo Xeeldheeri, ay Innoogu tusmeeyaan, Waayaha iyo Wacyiga Nolosha Weheliya oo isagu jira kuwo taban iyo kuwo togganba.

Read More »

Galgalashada Garabka Taban!

0 Thursday April 12, 2018 - 09:18:21
Galgalashada Garabka Taban!

Read More »

In Damac Abdiqadir Jirde Iyo Dr Gaboose Kahayo Murashaxnimada Xisbiga Wadani Ayaa Soo Ifbaxday

0 Thursday April 12, 2018 - 09:15:38
Kadi dorashadii madaxtinimada iyo kahorba sida lawada ogsoonyahay waxa jiray hadalo isburinaya oo odhanaya waxaa jira isudayo uu wado dr cabdi gaboose si uu kursiga madaxtinimada

Read More »

Ahmiyada Isticmaalka Shilinku U Leeyahay Bulshada Somaliland

0 Thursday April 12, 2018 - 09:13:41
Sidaynu wada ogsoonahay qarankasta oo dunidan aynu Ku nool nahay ka tirsan wuxuu leeyahay , astaan qaran, lacag iyo calan u gaara . lacagtu waxa ay ka mid tahay astaamaha qaran leeyahay ta uugu qiimaha badan

Read More »

Dowladnimada Maxaa Loo Samaystaa ?

0 Thursday April 12, 2018 - 09:12:25
Dhamaan bulshadayda qaaliga ah ,Asxaabtayda ila wadaaga Afkaarta ,inta igu soo celisa coments kooda dhiirigalinta ah waad salaamantihiin.

Read More »

Waar Shacabka Miyaa La Jaqayaa: By khadar adam aw muuse ,

0 Visits: 154 | Thursday April 12, 2018 - 09:10:31
Dpworld oo cashuur xad dhaafa ku soo rogtay badeecadahii ka soo degayey dekeda berbara, cashuur taas oo gaadhaysa 40% , taas oo ay la dawakheen dhamaan baayacmushtarigii ,

Read More »

Mad-madwga Habka Shaqaalaysiinta Ee Haayadaha Ka Hawlgala Burco. W/Q Maxamuud Xeef

0 Wednesday April 11, 2018 - 10:14:59
Shaqo la'aanta ayaa ah mid caqabad ku ah dhalinyaradda Somaliland waxaana u sii dheer cadaalad darada xilliyada shaqaalaha la qaadanayo oo habab cadaalada ka fog lagu qaato.

Read More »

Muuqaalka Dawladda Somaliland ee World wide Web (foolxumo qaran) Ali Adam Awale

0 Wednesday April 11, 2018 - 10:13:05
Salaan kadib, Sidaynu wada ognahay ama innaguba samayno, qofka ajnabiga ah ee raba inu Somaliland wax ka ogaadaa waxa uu marka u horraysa geleyaaGoogle.com,

Read More »

Kumuu Ahaa Jawaari Iyo Sumcadoo Kasbaday

0 Wednesday April 11, 2018 - 10:09:53
Sida aan ognahay waxa dhawaan is casilay jawaari,oo ahaa oday wakhti badan noloshiisa ku qaatay u adeega iyo u shaqaynta dalkaasi soomaaliya Wuxuu ahaa Khabiir,naziibku u siiyay inuu qabto jagooyin badan.

Read More »

Faallo: Buugga Amiina Al Mufti

0 Wednesday April 11, 2018 - 10:07:49
Siddeed saacadood oo laba habeen oo isku xiga ka mid ahaa baan akhriyey buugga Amiina Al Mufti ee uu qoray Fariid Falluuja, Afsoomaalina uu u rogay Kamaal A. Cali.

Read More »

Somaliland Marka Nin Masuula Shaqada Laga Qaadoba Waxaa Soo Baxda Inuu Shaqadaa Ku Hayey Si Reernimo Ah

0 Tuesday April 10, 2018 - 11:21:58
Markasta oo nin masuula shaqada laga fadhiisiyo waxaa afkiisa ka soo baxda (sooner or later) inaanuu ahayn qof professional ah oo aqoon iyo khibrad iyo karti lagu lagu siiyey shaqaadaa

Read More »

Khatarta Dagaalka Xogta … W/Q Ibraahin Khadar Saed

0 Tuesday April 10, 2018 - 11:16:36
Dunida hadda aan joogno taariikhda waa la marin habaabiyaa (Historical Manipulation). Qoraa kastaa wuxuu qoraa xogta uu helo, sababta uu u qoraana waa in uu u arkay in xogta uu gudbinayaa tahay cilmi bulshada ka qarsoonaa

Read More »

Somaliland: Kala Dhawra Qaran iyo Qabyaalad

0 Monday April 09, 2018 - 13:38:51
Somaliland waa dal dimoqaraadi ah oo ku dhisan codka doorashada ee rabitaanka ummadda. Madaxweynaha iyo madaxweyne-ku-xigeenka waxaa lagu soo doortaa codka shacabka (qof iyo cod).

Read More »

Social Media
featured