Qorilugud News Media

Wararka

Kolonyada Gaadiidkii Qaaliga Ahaa Ee Uu Madaxweyne Muuse Biixi Ugu Baxay Galbeedka Somaliland Iyo Dareenka Shacabkii Codka Siiyay [+Xaasaasi]

0 Thursday August 09, 2018 - 14:30:47
Hargeysa(QNM)- Kolonyadii Gaadiidka ahayd ee uu Madaxweyne Muuse Biixi Todobaadkii hore ugu baxay Gobolada Galbeedka Somaliland

Read More »

[Halkan Ka Daawo:-] Madax-dhaqameed Iyo Wasiiro Ka Tirsan Xukumadda Somaliland Oo Dhaymihii Nabada Gaadhsiiyay Degaano Hoos Yimada Degmada Ceel-afweyn.

0 Thursday August 09, 2018 - 14:29:13
Madax-dhaqameed Iyo Wasiiro Ka Tirsan Xukumadda Somaliland Oo Dhaymihii Nabada Gaadhsiiyay Degaano Hoos Yimada Degmada Ceel-afweyn.

Read More »

Anigu Difaaci Maayo Cidda Hantida Umadda Lunsatay, Cidna Farta Ku Fiiqi Maayo" Wasiirkii Hore Ee Gaashandhiga Oo Ka Hadlay Wasiradda Xukumadii Uu Ka Tirsanaa Ee Hantida Umada Boobay.

0 Thursday August 09, 2018 - 10:35:36
Hargeysa(QNM)- Wasiirkii hore ee Wasaaradda Gaashandhiga Axmed Xaaji Cali Cadami ayaa ka hadlay aragtidiisa ku waajahan musuq-maasuqa

Read More »

Ciidamada Federaalka Itoobiya Iyo Kuwa Liyuu Booliska Oo Qarka U Saaran In Dagaal Ka Dhex Qarxo, Xaalada Oo Meel-xun Maraysa & Wararkii Ugu Danbeeyay Magaalada Jigjiga [+Muuqaal]

0 Thursday August 09, 2018 - 10:19:32
Warar ka imaanaya dawlad degaanka somalida itoobiya ayaa sheegay in laga cabsi qabo in dagaal ka dhex qarxo ciidamada liyuu booliska iyo kuwa federaalka ah.

Read More »

Nuxurka Kulan Magaalada Nairobi Ku Dhex-Maray Faysal Cali Waraabe Iyo Halgamaa Qalbi-Dhagax.

0 Thursday August 09, 2018 - 09:00:06
Hargeysa(QNM)- Magaalada Nairobi waxa kulan gaar ah ku yeeshay

Read More »

Wasiirka Arrimaha Dibada Oo Sharraxay Furaha Aqoonsiga Somaliland Cidda uu ku Xidhan Yahay, Kana Hadlay Arrimo Xasaasi Ah.

0 Thursday August 09, 2018 - 08:55:33
Hargeysa(QNM)- Wasiirka wasaaradda arrimaha dibedda iyo iskaashiga caalamiga ah ee Somaliland, Dr. Sacad Cali Shire, ayaa ka hadlay

Read More »

Qoxoonti Ka Soo Cararay Colaadda Ka Taagan Dalka Yemen Oo Berbera Ka Soo Degay Iyo Badhasaabka Gobolka Saaxil Oo Ka Hadlay.

0 Thursday August 09, 2018 - 08:42:51
Berbera(QNM)- Badhasaabka gobolka Saaxil Axmed Cismaan Xasan (Timo-cade), ayaa sharraxaad ka bixiyay

Read More »

Mucaraadka Hubaysan Ee Suuriya Oo Samaystay Isbahaysi Ay Ururo Badani Ku Midoobeen.

0 Thursday August 09, 2018 - 08:27:39
Hargeysa(QNM)- Mucaaradka hubaysan ee gobolka ee wadanka Suuriya ayaa maanta oo khamiis ah

Read More »

[Halkan Ka Daawo:-] Wasiirka Hawlaha Guud Iyo Guriyaynta Somaliland Oo Ka Hadlay In Uu Iibiyay Buuro Ku Yaala Gobolka Saaxil

0 Wednesday August 08, 2018 - 18:27:56
Wasiirka Hawlaha Guud Iyo Guriyaynta Somaliland Oo Ka Hadlay In Uu Iibiyay Buuro Ku Yaala Gobolka Saaxil

Read More »

Xaalad Ka Taagan Qasriga Madaxtooyada Somaliland, Cid Gaara Oo Ku Shaqaysaynaysa & Masuul Sirro Badan Fashiliyay Isna Casilay [+Muuqaal]

0 Wednesday August 08, 2018 - 18:05:00
Hargeysa(QNM)- Ambasadoor Cabdirisaaq Af-qaraf oo ka mid ahaan jiray saraakiisha Hab Maamuuska Madaxtooyadda Somaliland ayaa galabta Shaaciyay in uu xilkaasi iska casilay.

Read More »

[Halkan Ka Daawo:-] Macalimiin Ka Gadooday Imtaxanaad Wasaaradda Waxbarashadu Qaadayo Oo Urur Samaystay & Wasiir Faratoon Oo Godkiisa Biyo Ugu Galeen

0 Wednesday August 08, 2018 - 17:58:41
Macalimiin Ka Gadooday Imtaxanaad Wasaaradda Waxbarashadu Qaadayo Oo Urur Samaystay & Wasiir Faratoon Oo Godkiisa Biyo Ugu Galeen

Read More »

"Doorasho Dhacaysaa Ma Jirto, Cirro Waxa Uu Yidhi Doorasho Ma Galayo Garxajis Oo Dhan Ayaa Ku Raacaya .." Xildhibaan Axmed Gacan [+Muuqaal]

0 Wednesday August 08, 2018 - 17:53:24
"Doorasho Dhacaysaa Ma Jirto, Cirro Waxa Uu Yidhi Doorasho Ma Galayo Garxajis Oo Dhan Ayaa Ku Raacaya .." Xildhibaan Axmed Gacan.

Read More »

[Halkan Ka Daawo:-] Golaha Guurtida Somaliland Oo U Yeedhay Wasiirka Gaashaandhiga Iyo Nuxurka Arrimaha Ay Ka Wada-hadleen

0 Wednesday August 08, 2018 - 17:49:50
Golaha Guurtida Somaliland Oo U Yeedhay Wasiirka Gaashaandhiga Iyo Nuxurka Arrimaha Ay Ka Wada-hadleen

Read More »

"Muuse Biixi Waa Inuu Talaabo Adag Ka Qaadaa, Cidda Lunsata Hantida Umadda, Goorta Ay Doonaan Ha Lunsadaane Waa Wax Lagu Leeyahay" Maxamed Xaashi

0 Wednesday August 08, 2018 - 17:46:21
Hargeysa(QNM)- Eng:Maxamed Xaashi Cilmi, ayaa ka hadlay xaalada siyaasadeed ee uu dalku marayo, ilaalinta hantida umadda iyo Xukuumaddihii talada dalka u kala dambeeyey.

Read More »

Waraaq Sir Ah Oo Madax-dhaqameedka Gebilay U Gudbiyeen Madaxweynaha Somaliland Oo La Helay & Ujeedka Ay Daaran Tahay.

0 Wednesday August 08, 2018 - 09:32:50
Hargeysa(QNM)- Warbaahinta ayaa markii ugu horaysay heshay waraaq sir ah oo madax dhaqameedka gobolka gabilay ay u gudbiyeen madaxweynaha Somaliland oo maalintii doraad safar ku tagay magaalada gabilay

Read More »

Dawladda Soomaaliya Oo Taageertay Mowqifka Sacuudigu Ku Hakisay Xidhiidhkii Diblomaasiyadeed Ee Canada Iyo Dareenada Ku Xeeran.

0 Wednesday August 08, 2018 - 09:28:31
Muqdisho(QNM)- Dawladda Soomaaliya ayaa war saxaafadeed ka soo saartay tallaabadii dowladdii Sacuudi Carabiya

Read More »

[Halkan Ka Daawo:-] Khaatumo Oo War Ka Soo Saartay Heshiiskii Ay Somaliland Kula Jirtay Iyo Madaxwayne Biixi Oo Eedo Culus Loo Jeediyey.

0 Wednesday August 08, 2018 - 08:53:19
Hargeysa(QNM)- Madaxwaynaha Somaliland Muuse Biixi ayaa lagu eedeeyey inuu hor taagan yahay fulinta heshiiskii Khaatumo iyo Somaliland.

Read More »

Wakiilka Somaliland ee Sweden Oo Sheegay in ay Fashiliyeen Falal Cadawtinimo Oo la Doonayay In Lagu Waxyeeleeyo Jamhuuriyadda Somaliland.

0 Wednesday August 08, 2018 - 08:44:32
Hargeysa(QNM)-Wakiilka Somaliland u fadhiya magaaladda Stockholm ee caasimadda dalka Sweden, Sekeriye Xasan Wacays,

Read More »

Nuxurka Heshiis Ay Gaadheen Dawlada Itoobiya Iyo Jabhadda OLF.

0 Wednesday August 08, 2018 - 08:43:34
Addis-ababa(QNM)- Dowladda Itoobiya ayaa heshiis nabadeed la saxiixatay jabhadda hubeysan ee OLF

Read More »

Madaxwaynihii Hore Ee Dawladda Deegaanka Somalida Itoobiya Oo La Qabtay & Xaalada Oo Meelxun Maraysa.

0 Tuesday August 07, 2018 - 15:42:16
igjiga(QNM)- Wararka ka imanaya magaaladda jigjiga ee xarunta u ah is maamulka somalida itoobiya ayaa sheegaya

Read More »

Social Media
featured