Qorilugud News Media

Maqaallo

Aqoon Yahan Mise Reer Yahan?

0 Sunday March 04, 2018 - 12:12:54
Waxa muhiim ah markasta nololsha iyo xaalada aad ku dhex nooshay inaad qiimayn ku samayso adiga oo u eegaya marxalad iyo micnaha dhabta ah ee ay muujinayso isla markaana ka qaadanaya cabir iyo dareen buuxa oo ku dhaxal siiya maxsuulka dhabta

Read More »

Qaranimadii Somaliland oo lagu soo duulay!

0 Sunday March 04, 2018 - 12:06:03
Hadalhaynta heshiiska maalgashiga dawlada Somaliland iyo wadanka Imaaraadka Carabta ayaa si weey looga faaloonayaa maalmahan u danbeeyay waxaana arintan soo cusboonaatay ka dib markii todobaadkii hore dawlada Jabuuti wasiirkooda arimaha, dakadaha uu warbaahinta

Read More »

Bilaahi-Calaykum. Dalka Ha Laga Daayo, Dan-jireyaasha Daneysan:- Qalinka: C/raxmaan Sayid Faarax (Jeesto).

0 Sunday March 04, 2018 - 12:03:01
Dalkan aan la aqoon-saneyn ee Dunida, Dawlada jaarkiisa, iyo meel kastoo iriqaa aqoonsigu la galo ka baadi-goobaya uma baahna in loo sameeyo cadaawad sokeeye iyo mid shisheeyeba, Waayo hadii jaarkiisa xurgufi dhex marto dan uma aha isaga iyo haday shisheeyeba ay sheed isaga huruuftamaan,

Read More »

Soomaliya Ma Hadday Baraarugtay, Yaa Se Toosiyey .. Heshiishka Somaliland Waa Sharci Darro.

0 Sunday March 04, 2018 - 11:57:04
Marka hore waxa wax lala yaabo ah in dawlada soomaliya ay markasta hagardaamo ku tahay horumarka soomaliland, iyadoo ku andacoonaysa inay masuul ka tahay ummada ama shacbiga soomaaliyeed.

Read More »

Aynu u Gurmanno Dawladnimada iyo Sharciga By Cabdicasiis-ayax Maxamed

0 Visits: 106 | Sunday March 04, 2018 - 11:52:33
Heeshiis bulsho ayuu ka dhashaa sharci iyo dastuur kaas oo abuura dawladnimo, dawladnimadaas oo iyana fulisa wajibaadka dastuurku faray si waafaqsan sharciga, sharciguna waa ka cid walba ka sareeya.

Read More »

Cadawga Somaliland waxa uu si toos ah u caddaystay Dagaal ka dhan ah Nolosha Iyo Horumarka Dadka iyo Dawlada Jamhuuriyada Somaliland.

0 Saturday March 03, 2018 - 09:09:32
Ummada iyo Xukuumada Somaliland ayay u taallaa inay iyaguna ka badheedhaan Difaaca Dalkooda iyo Danaha Qarankooda.

Read More »

Wasiir Maxamed Kaahin Axmed, Waxaa Uu Ku Guulaystay in Uu Soo Afjaro Colaad Daba Dheeraatay.

0 Saturday March 03, 2018 - 08:58:54
Wasiir Maxamed Kaahin Axmed, Waxaa Uu Ku Guulaystay in Uu Soo Afjaro Colaad Daba Dheeraatay.

Read More »

Munaafaqadda iyo Necaybka Ka Buuxa Taliska Jibouti Ee Ay Somaliland U Qabaan wayna

0 Saturday March 03, 2018 - 08:57:16
Wasiirka arrimaha dibadda ee dalka Jibouti Maxamuud Cali Yuusuf ayaa bartiisa Twitterka wuxuu toban saacadood ka hor soo dhigay farriin ah

Read More »

Saamiga 19% Waxa Uu Ku Yimid Siyaasada Ganacsi Ee Itoobiya Ay Mandaqada Ka Ciyaarto…W/Q Maxamed Hagi

0 Saturday March 03, 2018 - 08:50:57
Inkasta oo heshiiska saamilayda ah ee maalgalinta dekedda Berbera aannu ahayn mid shalayto curtay – haddana in badani waxa ay su'aal ka keentay sida ay Itoobiya ku heshay saamiga 19% ah ee maalgalinta Berbera.

Read More »

Xilna Waan Qaaday Midna Dhigay!!!! W/Q Cumar Maxamed Faarax

0 Saturday March 03, 2018 - 08:49:23
Waxaan u mahadcelinayaa Wasiirka Warfaafinta, Dhaqanka iyo Wacyigelinta Somaliland, Md. Cabdiraxmaan Cabdilaahi Faarax [Guri-barwaaqo], oo 22kii Bishii Feberweri ii magacaabay Agaasimaha Wakaaladda wararka Somaliland ee SOLNA [Somaliland News Agency].

Read More »

Sida Loo Xaqiiyin Karo Wararka Been Abuur Ka Ah!

0 Saturday March 03, 2018 - 08:48:06
Sida aynu la wada socono farsamada casriga ahi waxay ku socotaa xawaare guux ka dhereyn ah,waxaanay isku mar wada gaadheysaa darafyada caalamka qaabka isku gudbinta akhbaarta iyo wax kasta oo la xidhiidha wararka iyo dhacdooyinka lama filaanka ah ee ka dhaca daafaha caalamka.

Read More »

Horumarkaaga Waxaa Sal U Ah Hadba Sidaad U Fekerto

0 Visits: 91 | Saturday March 03, 2018 - 08:44:23
waxaynu aad u raadinaynaa dhamaanteen dalkeena oo horumar sameeya dhinaca kasta, lkn, marka aynu rabno inaynu dorano ciddii adeege inooga noqon lahayd danta guud,

Read More »

Dhibaatooyinka Uu Dikhoowga Hawadu Ku Hayo Maqaarkeenna Iyo Siyaabo Loo Yarayn Karo

0 Wednesday February 28, 2018 - 12:57:40
Dikhawga hawadu waxa uu qayb weyn ka yahay dhibaatooyinka sida joogtada ah ugu dhaca maqaarka aadamaha, laga soo bilaabo xasaasiyadda, midab-guurka,

Read More »

Waxa Sababa Shaqaalaha Qaranka Somaliland Inay Kala Sareeyaan Dhinaca Xuquuuqdooda

0 Wednesday February 28, 2018 - 12:09:14
Somaliland waxay jirsatay 28 sano, intii ay jirtay Somaliland waxa la shaqalaysiiyay shaqaale gaadhaya 20.000 oo shaqaale ah.Shaqalahaas dhamaantood waxay u tacabireen G/maroodijeex, si ay u helaan shaqo qaran.

Read More »

Horta yaa yidhi Qofku Waa Xil ku Nool, danta guud u adeega markuu Xil hayo oo kaliya ?Kaysar Maxamed

0 Wednesday February 28, 2018 - 12:05:36
Waxaa jira dad badan oo aaminsan in ay danta guud ama danta Qaranka ka sheeqeeyan marka ay Xil ama mansab dawladeed hayaan oo kaliya ! Waxay aaminsan yihiin inay danahooda gaarka ah ku foofaan marka aanay Xil Qaran haynin ama Xilka laga qaado.

Read More »

Baaq Ku Saabsan Goaamadii Ka Soo Baxay G/Wasiirada Somaliland

0 Wednesday February 28, 2018 - 12:03:55
Baaq Ku wajahan go'aamadi Ka soo baxay G/Wasirada oo madaxeynaha SL Muse Bixi la jiro, SL sanadadan ugu danbeyey waxay ku talabsatey si an ahayn sidi loogu tala galey, taasina waa bilaw fashil cad ah oo runti in laga hor tago looga bahan yahay dhamaan shacabka SL

Read More »

Budhcada Hargaysa. W/Q: Cabdiraxmaan Rashiid Axmed (Dalmar)

0 Wednesday February 28, 2018 - 11:09:11
Waxa sanadadan u dambeyey ka soo if baxay magaalada caasimada ah ee hargyesa dhalinyaro budhcad ah ku waas oo u socda raxan ama kooxo islamarkana ista hubka kiisa aan qarxin sida baangado midiyo budhadh qasabado iwm.

Read More »

Nin Xanuusanaya (Dhanka Dhimirka Ah) Oo Muddo Bil Ah U Xidhan Mas'uul Ka Tirsan Xukuumadda Madaxweyne Muuse Biixi

0 Tuesday February 27, 2018 - 17:51:43
Agaasimaha Maamulka iyo Lacagta Wasaaradda Warfaafinta somaliland Xasan Yare ayaa lagu soo eedeyey inuu mudo bila ugu xidhanyahay saldhiga daloodha cumar oo kamida shaqalah wasarada warfaafinta

Read More »

8 Xaaladood Haddii Aad Indhahaaga Ku Aragto Dhaqso U Booqo Dhakhtar, Si Aad Uga Badbaado Khatar Caafimaad

0 Monday February 26, 2018 - 10:59:48
Waa qaybtii labaad ee qormadii aynu ku eegaynay dhowr calaamadood oo ay xeeldheereyaashu xuseen in haddii qofku indhihiisa ku arko ay qasab tahay in uu dhakhtar la xidhiidho, maadaama oo ay digniin u noqon karaa dhibaato caafimaad oo qofka haysa.

Read More »

Shaki Kuma jiro Inuu Max'ed Cali Bile uu yahay shaqsiga ugu awooda badan qasriga Madaxtoyada. Shakina kuma jiro inuu joogo booskii xirsi iyo Max'ud xaashi!

0 Monday February 26, 2018 - 10:57:23
Madaxtooyada miyaa loo waayay qof aanay madaxwaynaha isku beell ahayn, Shaki intee leeg ayuu shacab-ka ku abuurtay magacaabista Maxamed Cali Bile.

Read More »

Social Media
featured